Qaar kamid ah labada gole ayaa maanta ka qeybgalay xaflad ka dhacday Xarunta Tiyaatarka oo loogu talagalay in ururka Nafada lagu guddoonsiiyo 300 oo gaari oo ah kuraasta ay adeegsadaan dadka naafada.
Xafladdaasi waxaa ka hadlay Xildhibaan Sahro C/laahi , Senator leyla Maax iyo ย Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska & Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Maxamed Cismaan,kuwaas oo u mahadceliyay Heyโadda Qadar Charity oo ka shaqeysa arrimaha bulshada.
Guddoomiyaha Ururka Naafada Qaranka Maxamed C/lle Jaamac oo isna ka hadlay xafladdii wareejinta qalabkaasi ayaa u mahadceliyay HeyโaddaQadar,isagoo codsaday in heyโaddaasi ay gacan ka geysato badbaadinta carunta iyo kuwa darbiyo jiifka ah eku silcaya magaalooyinka