Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Qoyska iyo xuquuqul Insaanka oo UNTMIS kala shirtay arrimaha xuquuqul Insaanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda Qoyska iyo xuquuqul Insaanka oo UNTMIS kala shirtay arrimaha xuquuqul Insaanka
GudahaWararka

Wasaaradda Qoyska iyo xuquuqul Insaanka oo UNTMIS kala shirtay arrimaha xuquuqul Insaanka

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: July 8, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Waxaa maanta la soo gabagabeeyay wada-tashi labo maalmood socday oo ay si wadajir ah u qabteen Wasaaradda Qoyska iyo horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah Kaalmada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS). Kulankaan ayaa lagu lafa-guray qorshaha iyo habraacyada lagu wareejinayo faylka Qaybta Xuquuqul Insaanka iyo Ilaalinta (HRPG) ee UNTMIS, loona wareejinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee dalka (UNCT).

Wadatishigan oo ay ka qaybgaleen 25 mas’uul oo ka kala socday hay’adaha dowladda iyo 23 wakiil oo ka socday hay’adaha Qaramada Midoobay, ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii wadi lahaa dadaallada hadda socda ee ku aaddan ilaalinta iyo horumarinta xuquuqul insaanka, iyadoo la waafajinayo qorshayaasha mustaqbalka iyo mudnaanaha qaranka Soomaaliya.

Agaasimaha guud ee wasaaradda mudane Maxamed Bashiir Cumar oo khudbad ka jeediyay xiritaanka kulanka, ayaa carrabka ku adkeeyay sida ay dowladda uga go’an tahay dhowrista iyo kor u qaadista xuquuqul insaanka ee dalka. Wuxuu tilmaamay in wareejintani ay astaan u tahay tallaabo weyn oo loo qaaday dhinaca lahaanshaha qaran iyo isku-filnaanshaha muddada fog. “Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay si buuxda ula wareegto hoggaaminta ajendaha xuquuqul insaanka, annagoo ka duulayna qiyamkeenna, waajibaadyadeenna caalamiga ah, iyo himilooyinka shacabkeenna,” ayuu yiri Agaasimaha Guud.

Agaasimaha ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay iskaashi sii socda oo dhexmara dowladda iyo saaxiibada caalamka, si loo abuuro nidaam isku-dhafan oo waxtar leh oo dhinaca ilaalinta xuquuqda aadanaha ah. Wuxuu ku baaqay in la sii xoojiyo dhismaha tayada, helitaanka dhaqaalaha, iyo adkaynta hay’adaha si loo taageero geeddi-socodka kala-guurka, loona xaqiijiyo in adeegyadu ay si joogto ah u socdaan.

Waxaa sidoo kale munaasabadda hadallo ka jeediyay Danjire Yuusuf Garaad Cumar, iyo Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mundane Raisedon Zenenga.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Tariikhda kooban ee AUN Raโ€™iisul wasaare Cali Khaliif Galeyr

Muqdisho (SONNA)-Allaha ha u naxariistee marxuum Cali Khaliif Galeyr waxa uu ku dhashay magaalada laasaย  caanood ee gobolka Sool sanadka…

Wararka
October 8, 2020

10-Ka Waddan ee uu Saameynta Ugu badan u Gaystay Cudurka Coronavirus

Muqdisho(SONNA)-Halkan ka akhriso sida 10-ka dal ee Saameynta ugu badan ugu gaystay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus kaasi oo adduunka…

Wararka
April 1, 2020

Soomaaliya oo ka qeyb gashay tartanka kubadda cagta diblomaasiyiinta ee magaalada Beijing

Beijing.(SONNA):- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa hambalyo u diray dhammaan xubnaha kooxda Soomaalida…

GudahaWararka
May 27, 2024

Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Erdogan oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SONNA):- Munaasabad lagu soo dhaweynayay Agaasimaha Cusub ee Isbitaalka Tababarka iyo Horumarinta Erdogan Mudane Maxamed Xuseen Ashraf ayaa lagu…

GudahaWararka
December 26, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023