Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo qabatay shir looga hadlayo fulinta mashaariic horumarieed “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo qabatay shir looga hadlayo fulinta mashaariic horumarieed “SAWIRRO”
Wararka

Wasaaradda Qorsheynta Galmudug oo qabatay shir looga hadlayo fulinta mashaariic horumarieed “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: April 16, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Kulankaan  oo ay soo agaasintey Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa ujeedadiisu ahaa sidii tashi looga yeelan lahaa fulinta mashruuca horumarinta Dhaqaalaha Dalka ee uu maalgalinayo Midowga Yurub oo guud ahaan Dowlad Goboleedyada Dalka u qoondeeysay in mashruucan ay ku baxdo lacag gaaraysa 83 Milyan oo Yuuro.

Kulankan oo ay ka qayb galeen Wasiiro, Wasiir-ku xigeenno iyo Agaasimayaal ka socda Wasaaradaha Arimaha Gudaha, Howlaha guud, Ganacsiga,  Kallumeysiga, Shaqaalaha, Biyaha, Beeraha, Deegaanka iyo Qorsheynta oo hagida Howshani leh ayaa lagu diyaarinayaa Qorshaha Fulinta Mashruucan, iyadoo lawada qiimeynayo saameynta cudurka Caronavirus uu ku yeelanayo Dalka iyo dhaqaalihiisa.

Barre Maxamed Muuse Xiriiriyaha Xaafiiska Hagista Mashaariicda Midowga Yurub ee Wasaarada Qorsheynta Galmudug ayaa sheegay in loo baahanyahay xilliagan in madaxda Wasaaraha ka qeyb galaya shirka inay la yimaadaan qorshe mid ah si loo fuliyo mashruucan.

Wasiiru dowlaha Qorsheynta ahna sii haya Wasiirka Wasaarada mudane Cabdiraxmaan Cusmaan oo ugu dambeyn ka hadley furitaanka kulanka ayaa muujiyay in lagama maarmaan ay tahay dajinta siiyaasad wax ku ool ah oo horseed ka noqota fulinta mashruucan si looga baaqsado saameynta cudurka COVID-19.

Kulankan oo soconaya mudo dhowr cisho ah waxaa sidoo kale ka qayb galayaya Xafiiska Hanti-dhowraha Galmudug oo qayb ka noqonaya ka baaraandagida qorshaha fulinta mashruucan.

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hey’adda SODMA iyo ururro kale oo ka hadlay mideynta gargaarka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah waxaa uu la qaatay hoggaamiyeyaasha sare ee Isbahaysiga…

Gudaha
August 29, 2025

Sii Hayaha Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Gaarya Magaalada Baydhabo

Sii Hayaha wasiiru-dowladda wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdullee Jaabiri iyo xubno uu hogaaminayay ayaa goor dhaw gaaraya…

Wararka
October 7, 2020

Maamulka gobolka Banaadir oo qabtay kulan loogu ducaynayo dadkii ku geeryooday musiibadii ka dhacday dalka Turkiga

Muqdisho:-(SONNA)-Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan Duco iyo barordiiq ugu qabtay…

GudahaWararka
February 9, 2023

Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta oo lagu khaarajiyay degmada Ceeldheer

Muqdisho(SONNA):-Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta Alshabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, sida…

GudahaWararka
December 4, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023