Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wasaaradda Maaliyada oo soo dhaweeysay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Maaliyada oo soo dhaweeysay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya
Wararka

Wasaaradda Maaliyada oo soo dhaweeysay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 17, 2020
2 Min Read
Share

Muqisho:(SONNA)-Agaasinka Bangiga Aduunka ayaa ansixiyay 137,5 milyan oo doolar oo lagu taageerayo ka hortaga Covid19 iyo xaaladaha Bani aadamnimo ee ka dhashay fataahada Soomaaliya.

Qoraalka ka soo baxay Bangiga Aduunka ayaa lagu sheegay in Bangiga oo ka jawaabaya xaaladaha adag ee Soomaaliya ka jira sida la tacaalida Covid19, Fatahaadaha iyo abaaraha muda dheer k jira Soomaaliya ay isku raaceen bixinta lacagtan oo deeq ah si loogu taageero Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirta la tacaalida dhibaatooyinkan.

Sanduuqa Hormarinta Caalamiga ah ee Bangiga oo soo marinaya Mashruuca ka jawaabida xasarada Soomaaliya ayaa bixinayaa dhaqaalahan.

Soomaaliya oo muda 30 sano ah ku jirtay colaado, Abaar iyo dhibaatooyinka aafeeyay hey’adaha muhiimka ah ayaa wajahday cudurka Safmarka ah ee Covid19.

Mashruuca ka jawaabida xasaradaha Soomaaliya oo bixinaya lacagtan waxaa looga talagalay in ay gaarto dadka 1.7 milyan (Hal milyan iyo Todoba boqol oo qof).

Waxaa ku jira 20 milyan oo doolar oo si deg deg loogu taageerayo latacaalida cudurka Covid19 .

Bangiga Aduunaka ayaa Xafiiska Ra’isulwasaaraha XFS ku amaanay hogaaminta dadaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixinayso ka jawaabida dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha iyo latacaalida Covid19.

Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ayaa uga mahad celiyay deeqdaan Bangiga aduunka siinayo Soomaaliya.

Bishii Maarso Bangiga Aduunka iyo Hey’adaha Dhaqaalaha Caalamiga ayaa sheegay in Soomaaliya u qalanto in laga cafiyo daymaha taasoo irdaha u furaysay kaalmooyinka Dhaqaale iyo mashaariic Hey’adaasi siiyaan Soomaaliya si ay u soo kabato una gaarto isku filnaan waxaana arintaasi ku timid dadaalkii dib u habeynta maamulka Maaliyadda oo sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Soo bandhigtay waxqabadkii ugu waaweynaa ee ay hirgelisay sannadkii 2024

Muqdisho, (SONNA): Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay waxqabadkii ugu waaweynaa ee ay ka hirgelisay sannadkii 2024,…

GudahaWararka
January 3, 2025

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee…

GudahaWararka
September 3, 2025

Danjiraha Soomaaliya u jooga Turkiga oo halkaasi kula kulmay dhiggiisa dalka Koofurta Suudaan

Ankara-(SONNA)-Danjiraha Soomaaliya u jooga dalka Turkiga Danjire Fatxudin Cali Maxamed Fathi Ospite ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Danjiraha Koofurta Sudan…

GudahaWararka
May 28, 2024

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka lacagaha sharci-darrada

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan la yeeshay guddiga qaran ee la dagaalanka…

GudahaWararka
January 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023