Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka
    January 10, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS” Soomaaliya maanta waxay fiirineysaa Go’aanka Ururka Iskaashiga Islaamka,”
    January 10, 2026
    Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay Aqoonsi beenaadka Israa’iil ee Somaliland
    January 10, 2026
    Dhallinyaro loo qabtay xirfado kor loogu qaadayo aqoontooda
    January 10, 2026
    Maxay ka wada hadleen Wasiirka Kalluumeysiga XFS iyo Safiirka Itoobiya?
    January 10, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Maaliyada oo soo dhaweeysay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Maaliyada oo soo dhaweeysay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya
Wararka

Wasaaradda Maaliyada oo soo dhaweeysay 137,5 milyan oo doolar oo Bangiga aduunka ugu deeqay Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 17, 2020
2 Min Read
Share

Muqisho:(SONNA)-Agaasinka Bangiga Aduunka ayaa ansixiyay 137,5 milyan oo doolar oo lagu taageerayo ka hortaga Covid19 iyo xaaladaha Bani aadamnimo ee ka dhashay fataahada Soomaaliya.

Qoraalka ka soo baxay Bangiga Aduunka ayaa lagu sheegay in Bangiga oo ka jawaabaya xaaladaha adag ee Soomaaliya ka jira sida la tacaalida Covid19, Fatahaadaha iyo abaaraha muda dheer k jira Soomaaliya ay isku raaceen bixinta lacagtan oo deeq ah si loogu taageero Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirta la tacaalida dhibaatooyinkan.

Sanduuqa Hormarinta Caalamiga ah ee Bangiga oo soo marinaya Mashruuca ka jawaabida xasarada Soomaaliya ayaa bixinayaa dhaqaalahan.

Soomaaliya oo muda 30 sano ah ku jirtay colaado, Abaar iyo dhibaatooyinka aafeeyay heyโ€™adaha muhiimka ah ayaa wajahday cudurka Safmarka ah ee Covid19.

Mashruuca ka jawaabida xasaradaha Soomaaliya oo bixinaya lacagtan waxaa looga talagalay in ay gaarto dadka 1.7 milyan (Hal milyan iyo Todoba boqol oo qof).

Waxaa ku jira 20 milyan oo doolar oo si deg deg loogu taageerayo latacaalida cudurka Covid19 .

Bangiga Aduunaka ayaa Xafiiska Raโ€™isulwasaaraha XFS ku amaanay hogaaminta dadaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku bixinayso ka jawaabida dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadaha iyo latacaalida Covid19.

Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ayaa uga mahad celiyay deeqdaan Bangiga aduunka siinayo Soomaaliya.

Bishii Maarso Bangiga Aduunka iyo Heyโ€™adaha Dhaqaalaha Caalamiga ayaa sheegay in Soomaaliya u qalanto in laga cafiyo daymaha taasoo irdaha u furaysay kaalmooyinka Dhaqaale iyo mashaariic Heyโ€™adaasi siiyaan Soomaaliya si ay u soo kabato una gaarto isku filnaan waxaana arintaasi ku timid dadaalkii dib u habeynta maamulka Maaliyadda oo sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Iskaashiga Islaamka oo si buuxda u garab istaagay Soomaaliya si cadna u diiday aqoonsi beenaadka

Muqdisho,(SONNA):- Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa maanta ku yeeshay magaalada…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo xariga ka jaray xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta musiibooyinka

Muqdisho (SONNA): Raโ€™isal wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xarigga jaray xarunta dhexe ee hayโ€™adda maaraynta musiibooyinka…

GudahaWararka
August 16, 2023

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay Ilhaan Cumar

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga…

Wararka
January 13, 2021

Safaaraddaย  Mareykanka oo dib uga howlgashay ย Muqdisho

Muqdisho(SONNA)...Mareykanka ayaa dib u furay safaaraddii ay ku lahaayeen dalka Sooomaaliya ka dib kolikii muddo 30-sano ah ka hor ay…

Wararka
October 3, 2019

Doorashooyinka madaxtinimmo ee Mareykanka oo maanta ka dhacaya dalkaasi

Muqdisho(SONNA):-Doorashooyinka dalka Mareykanka ee Madaxweynaha iyo qaar ka mid ah kuraasta sharci-dejinta ayaa maanta oo ay bishu tahay 5 November…

GudahaWararka
November 5, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023