Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda hawlaha guud oo dhisaysa guryo qiima jaban
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda hawlaha guud oo dhisaysa guryo qiima jaban
GudahaWararka

Wasaaradda hawlaha guud oo dhisaysa guryo qiima jaban

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: November 11, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka Dhismaha Guryo Qiimo Jaban, oo loogu talagalay qoysaska Soomaaliyeed ee ku barakacay abaaraha, daadadka iyo colaadaha.

Barnaamijkan waxaa soo abaabushay Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta, iyadoo kaashaneysa Hayโ€™adda IOM, waxaana diyaarintiisa iyo isku-duwidda lagu soo waday muddo lix bilood ah.

Inta lagu guda jiray muddadaas, waxaa si weyn uga qeyb qaatay ardayda jaamacadaha SIMAD, SNU iyo Jaamacadda Banaadir, iyo sidoo kale shirkado dhisme iyo maalgeliyayaal dhanka guryaha ah, kuwaas oo door muuqda ka qaatay naqshadeynta iyo qiimeynta qorshayaasha dhismaha.

Munaasabadda daah-furka waxaa si wadajir ah uga qeyb galay Wasiirka Hawlaha Guud, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiiru Dowlaha Hawlaha Guud, wasiirro ka socda dowlad-goboleedyada dalka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda.

Intii lagu jiray bandhigga, waxaa la soo bandhigay naqshado iyo qorshayaal dhismeed oo si gaar ah loogu talagalay qoyska Soomaaliyeed, iyadoo la tixgelinayo dhaqanka, adkeysiga dhismayaasha, iyo badqabka qoyska.

Ujeeddada barnaamijku waa in la dhiso 20,000 guri oo waara, kuwaas oo lagu dhisi doono qalab iyo agab laga soo saaray gudaha dalka, si loo dhiirrigeliyo isticmaalka wax-soosaarka gudaha iyo horumarinta xirfadaha dhismaha ee maxalliga ah.

Tartanka naqshadeynta ayaa ka koobnaa sagaal naqshadood, waxaana ugu dambeyntii la doortay saddex naqshadood oo ugu habboonaa, iyadoo lagu saleynayo cimilada, dhaqanka, dhowrsanaanta qoyska, iyo qiimaha dhismaha.

Gabagabadii, ardayda iyo injineeradii guuleystay ayaa lagu guddoonsiiyay abaalmarino iyo shahaadooyin, halka khubarada caalamiga ah ee ka qeyb qaatay naqshadeynta iyo horumarinta barnaamijkan lagu ammaanay kaalintooda muhiimka ah ee tayeynta mashruuca.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC)

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaaย  Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad…

GudahaWararka
February 4, 2024

Haya’adda Socdaalka iyo Booliiska Caalamiga ah ee Interpol oo heshiis caalami ah kala saxeexday

Muqdisho(SONNA):-Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) iyo Booliiska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa si rasmi ah u kala saxiixday habraac…

GudahaWararka
August 16, 2025

Madaxda Caafimaadka XFS oo boogaadiyay howlwadeenada cisbitaalka Demartino

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo booqday cisbitaalka martini ee Magaalada Muqdisho ayaa la kulmay…

Gudaha
February 14, 2025

Shirka istiraatijiyadda Qaran ee Hayโ€™adda SoDMA oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka qaran oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istiraatijiyadda qaran…

GudahaWararka
August 23, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023