Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhaleecaysay kufsi dhowaan loo geysta Gabdho aad u daโyar oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose.
War Saxaafadee kasoo baxay Wasaaradda Haweenka ayaa sidoo kale lagu cambaayeeyay fal kale oo ka dhacay Degmada balan-balle ee Gobolka Galgaduud.
Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka:-