Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda caafimaadka oo Muqdisho ku soo bandhigtay cilmi-baaris ku aadan cudurka HIV AIDS
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaaradda caafimaadka oo Muqdisho ku soo bandhigtay cilmi-baaris ku aadan cudurka HIV AIDS
GudahaWararka

Wasaaradda caafimaadka oo Muqdisho ku soo bandhigtay cilmi-baaris ku aadan cudurka HIV AIDS

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: December 27, 2023
2 Min Read
Share
Muqdisho (SONNA):ย  Madasha cilmi-baarisyada oo socon doonto muddo labo cisho ah ayaa maalintii 1-aad lagu soo bandhigey cilmi-baarisyo kala duwan oo laga diyaariyey faafitaanka iyo heerka uu marayo xanuunka HIV AIDs-ka iyo sidoo kale xanuunada Cagaarshowga (Hepatitis B virus HBV) iyo xanuunka Isfiilitada (Syphilis) kuwaasoo ka mida xanuunada ay la daalaa dhacayaan qeybo badan oo ka mid ah bulshadeena.
Dhammaan daraasadaha ayaa tilmaamayey in loo baahan yahay dhimista halista faafitaanka xanuunada laga diyaariyey Cilmi-baarisyada kala duwan ee lagu soo bandhigey munaasabada, waxaana sanadkan daarsadaha lagu soo darey qeybo badan oo aan horey ugu jirin Cilmi-baarisyadii kala duwanaa ee horey loo soo bandhigi jirey, sidoo kale waxaa farta lagu fiiqey in xanuunka HIV AIDs-ka iyo xanuunada kale ee lagu soo bandhigey Cilmibaarista in lala galo dagaal adag si gabi ahaanba loo ciribtiro.
Maalinta berito ah ayaa qorshu yahay in la soo gebagabeeyo guud ahaan munaasabadda soo bandhiggidda natiijooyinka cilmi-baarisyada HIV AIDs-ka iyadoo maalntaa ayaa sidoo kale ajandaheedu qeyb ka yahay in munaasabadda lagu soo bandhigo dooda iyo aragti wadaag daaran yareynta iyo xakameynta xanuunka HIV iyo sidoo kale xanuunada Cagaarshowga iyo Isfiilitada oo qeyb ka ah Cilmi baarista.
Madasha waxaa kasoo qeyb galay wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda FSย  Dr. Cli Xaaji Aadam, xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, agaasimayaal, xubno sare oo ka socdey Hey’adaha kale ee Dowladda, Dhaqaatiir, Cilmi-baarayaal, xubno ka socdey Hey’adaha ka howlgala Soomaaliya ee taageera Caafimaadka iyo marti sharaf kale.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray wasaaradda gaashaandhiga

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka. Kormeerkan ayaa qeyb ka…

GudahaWararka
May 22, 2025

SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud

Dhuusamareeb-(SONNA)-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA ayaa 1,300 oo qoys oo ku dhaqan degaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud u qeybisay gargaar…

GudahaWararka
April 23, 2024

Madaxweynaha JFS oo xariga ka jaray xarunta mashruuca Nagaad

Dhuusamareeb(SONNA):-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si wadajir…

GudahaWararka
August 20, 2025

Baarlamaanka oo ansixiyay Hindisaha Xeerka Dhismaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku leh xarunta Villa Hargeysa ayaa ansixiyay Xeerka…

GudahaWararka
November 16, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023