Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Qorsheynta dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Wasaaradda Caafmaadka Hirshabeelle ku wareejisay agab caafmaad oo looga talagalay ka hortagga iyo xakameynta COVID-19
Agabkan ayaa ka koobnaa sheeyaha faraxalka loo adeegsado, Afxirasho (face maska) iyo joodariyaal loogu talagalay in la dhigo goobaha karantiilka ee dadka uu soorito cudurka Coronanirus.
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maamulka Hirshabeelle Ismaaciil Maxamed Nuur ayaa sheegay in agabkan ay kaga faa’iideesan doonaan ka hortagga iyo xakameynta cudurka COVID-19
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Muxudiin Mukhtaar Macalin ayaa shaqaalaha caafimaadka Hirsnabeelle kula dar daarmay inay bulshada ugu adeegaan agabka, lana kordhiyo wacyi gelinta Cudurka COVID-19.