Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO
    February 2, 2026
    Wafdi ka socda wasaaradda warfaafinta oo lagu soo dhaweeyey Birmingham UK
    February 2, 2026
    Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray kulanka Guddiga Difaaca
    February 2, 2026
    Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb
    February 2, 2026
    Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    February 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro
Wararka

Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 28, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awwaafta iyo Arrimahaย  Diinta Cismaan Aadam Dhuubow ayaa maanta kormeer ku tagay degmooyin ka tirsan 17 dagmo ee gobolka Banaadir.halkaasi oo ay howl-wadaneeda wasaaradda ay ka wadeen ololaha wacyigalinta ka hortaga cudurka covid -19.

Wasiir ku xigeenka iyo masuuliyiinta kale ayaa tagay degmooyinka Shangaani,Shibs,Kaaraan iyo Cabdicasiis iyadoo dadka loogu tagayay goobaha ganacsiga sida suuqyada iyo goobaha dadka ay isugu yimaadeen waxaana loo qeybinayay maryaha afka lagu xerto ee ( fase maaska) sidoo Kalane laga siinyay talo oyin ka aadan qatarta uu leeyahay cudurkaan safmarka ah Karoona Feyrus.

Sido kale wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow oo la hadlay warbaahinta ayaa bogaadiyay howsha adag oo ay bulshadooda u hayaan shaqaalaha Wasaaradda madaama aysan galin fasax si ay qeyb-uga noqdaan ololaha lagula dagaalamayo cudurkaan caalamka aafeeyay ee covid-19.

โ€œTan iyo markii aan bilaawnay ololahaan wacyigalinta dadku waa ay fahmeen qatarta covid-19 maxaa yeelay iyaga ayaa naga codsanaya in aan siino agabka looga gaashaanto cudurkaan sidoo kale waxaan bogaadinayaa howl-wadeenada wasaaradda oo har iyo habeenba u taagan in ay dadkooda u adeegaanโ€sidaa ayuu yiri wasiir Cismaan Aadan dhuuboow.

Tan iyo markii dowladda Soomaaliya waxaa ay Wasaaraddu ka mid aheyd dadka ka shaqeyneynayay ololaha wacyigelin oo looga hortagayo Covid19 taasi ay oo ay iska kaashanayaan dhamaan Hayโ€™addaha Dowladda.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO

Geneva (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam…

February 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra”iisulwasaare kuxigeenka XFS oo la kulmay Safiirro ka socda dalalka Midowga Yurub

Muqdisho(SONNA):Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa la kulmay safiirro ka socday dalalka Midowga…

GudahaWararka
June 20, 2024

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeyb galay Munaasabad hambalyo loogu dirayey Mayor Naadiya

Muqdisho(SONNNA):-Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo loogu hambalyaynayo guusha ay gaartay Naadiya…

GudahaWararka
November 20, 2023

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA ALLE HA U NAXARIISTEE JANARAAL ISMAACIIL AXMED ISMAACIIL

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA ALLE HA U NAXARIISTEE JANARAAL ISMAACIIL AXMED ISMAACIIL Muqdisho, Maarso 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Gudaha
March 27, 2021

Madax iyo Masuuliyiin kala duwaan oo ku tukaday salaadda Jannaasada marxuumada Khadiija Maxamed Diiriye

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle Cismaan si…

GudahaWararka
December 21, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023