Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Awqaafta oo furtay shir looga hadlaya kaalinta Islaamka ee la dagaallanka Musuqa+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Awqaafta oo furtay shir looga hadlaya kaalinta Islaamka ee la dagaallanka Musuqa+Sawirro
Wararka

Wasaaradda Awqaafta oo furtay shir looga hadlaya kaalinta Islaamka ee la dagaallanka Musuqa+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 25, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya ayaa Maanta qabatay kulan lagu taageerayo saxiixa Madaxweynaha Soomaaliya ee ku saabsan dhisidda guddiga la dagaallanka musuq-maasuqa oo ay meel mariyeen Golaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka oo uu furay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta , Cusmaan Aaden Dhuuboow, ayaa waxaa ka qeyb galay masโ€™uuliyiin ay ka mid yihiin, Agaasimaha, Wasaaradda Awqaafta, Cumar Faaruuq, Agaasimaha waaxda wacyi gelinta, Sheekh Cali Dheere, Agaasimaha ย Wakaaladda SONNA, Cabdullaahi C/raxmaan Heybe,Agaasimaha xiriirka Saxaafadda ee W/warfaafinta, C/qaaadir Maxamed Cadde , shaqaalaha Wasaaradda Awqaafta iyo culimaaโ€™udiin..

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuubow ayaa xusay in shirkan uu muhiim yahay, ka qeyb galayaashana ay diiradda ku saarayaan Diinta Islaamka waxa ay ka qabto musuqa, wuxuuna sheegay in uu hubo in laga gudbay waqtiyadii musuqa la adeegsanayay,

Wasiirka ayaa bogaadiyay tallaabadii uu Madaxweynaha Qaranka u qaaday dhanka la dagaallanka musuqa, taas oo uu sheegay in ay Dalka u horseedi karto guul la taaban karo.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya Cumar Faaruuq, ayaa sheegay in ay Wasaaraddu dedaal weyn ugu jirto sidii looga hor tagi lahaa musuqmaasuqa sida ay Diinta Islaamka qabto.

Agaasimaha wacyi gelinta ee Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta, Shiikh Cali Dheere ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga taxadiro hantida ummadda oo aan si khaldan loo isticmaalin , isagoo ย masโ€™uuliyiinta iyo shaqaalaha Dowladda faray in loogu adeego Ummadda si caddaalad ah,

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay soo kabasho laโ€™aanta dhanka shaqada ee Afrika iyo Bariga Dhexe

Waddamada dhaqaalahoodu hooseeyo ee Afrika iyo Bariga Dhexe ayaa la sheegay in ay ka ka maqnaan doonaan booska soo kabashada…

Caalamka
June 1, 2023

War laga soo saaray dhagar-qabayaal miino ay aasayeen Muqdisho kula qaraxday

Muqdisho(SONNA) War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay qarax ay maleegayeen maleeshiyada Shabaab,kaasi oo ayaga…

Wararka
April 22, 2020

Qatar Charity oo sheegtay in ay sii wadeyso kaalmada la siiyo barakacayaasha Soomaaliya

Hayโ€™adda kaalmada Qatar Charity (QC) oo gacan ka helaya dadka dalkaasi ย ayaa deeq raashin ah u qeybisay boqolaal qoys oo…

Gudaha
July 25, 2025

Wasiirka Cadaaladda oo gaaray magaalada Dhuusamareb

Dhuusamareeb-(SONNA)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalim qeybna uu ka yahay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka…

GudahaWararka
August 9, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023