Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro
Wararka

Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 20, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow ayaa daah furay wajigii 2-aad ee wacyigalin diimeedka ka hortaga cudurka karoonaa feyruska waxaana iska kaashanaya xafiiska Ra.isulwasaaraha dalka Maamulka gobolka banaadir iyo Wasaarada awqaafta oo hormuud u ah.

Wasaarada awqaafta ee Soomaaliya ayaana soo bandhigtay book ka hadlayo sida loo aasayo qofka udhinta cudurkaan covid 19 iyo sidoo kale codbaahiyaal loo qeybin doonaan masaajida ku yaalla caasimada iyo agabyo kale oo qeyb ka qaadanaya ololahan wacyigalinta sida uu sharaxayo Agaasimaha guud ee Wasaarada awqaafa Cumar faaruuq.

โ€œWaa muhiim in aan tababarno dad ka shaqeeya aaska dadka u dhinta cudurka Covid-19 maadaama loo baahanyahay in la barto habka ugu macquulsan ee looga fijignaan karo faafitaankiisa lana aaso dadka u geeriyoodaโ€sidaas ayuu yir agaasime Cumar Faaruq.

Sheekh cabdul jabaar oo ku hadlayay afka culumada iyo kooshin Cabdi xaashi oo ka socday Xafiiska Ra.isulwasaaraha dalka ayaa ku booriyay in lagu baraaruga fariimaha dowladda iyo bahda caafimaadka ee looga hortagayo cudurkaan qatarta ee Covid-19.

โ€œDadweynaha waxaa looga baahanyahay inay qaataan fariimaha wacyigalinta ee lagu xakameynayo cudurkaan caalamka aafeeyay ee Karoonaa waxaana sidoo kale aan bogaadineynaa dadaalka wasaaraddaโ€ayay yiraahdeen ka qeyb-galayaasha

Wasiirka ku xigeenka Wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow ย ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay xooga saarayaan wacyigalinta bulshada iyadoo loo maraya waxa ay diinta ka qabto sida loo wajahayo ka horataga cudurkaaan Karoona.

โ€œBuugaan waxaa ugu talagalnay in dhammaan macluumka looga hortagi karo aan ugu bandhigna bulshada Soomaaliyeed waxaana gaarsiin doonaan dhammaan masaajida ku yaalla caasimada si dadka ugu baraarujino qatarta uu leeyahay cudurka Covid-19 ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Awqaafta Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow

Dhanaca kale waxa ay codbaahiyaal oo ay ku jiraan sameecado iyo mikroofano iyo sidoo kale maaska afka lagu xerto ay gaarsiiyeen masjidka al-imaam ee degmada Waaberiย  gobolka Banaadir waxaana dhammaan la geyn doonaan masaajida caasimada si dadka looga wacyigalinyo qatarta uu leeyahay cudurkaan safmarka ah ee Karoona Feyruska.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Israel oo dib u bilowday duullaanka xagga cirka ah ee ay kawadaan Gaza

Milateriga Israaโ€™iil ayaa sheegay in ay dib u billaabeen weerarada xagga cirka ee Qaza kaddib markii la tilmaamay in ay…

Caalamka
December 1, 2023

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka wada Sh/Dhexe

Muqdisho (SONNA)-Taliyaha qeybta 27-Aad ee ciidanka xoogga dalka Generaal Maxamed Axmed (Tareedisho) oo kormeer shaqo ku marayay fariisimaha ciidanka xoogga…

GudahaWararka
October 15, 2021

Laba kun oo Soomaali ah oo helay mashruuc shaqo abuur ah oo ay fulisay Heyโ€™ad Mareykan ah

Maamulka Safaarada Mareykanka ee fadhigoodu yahay Dalka Soomaaliya ayaa sheegtay in mashruuc shaqo abuur ah oo ay taageeraayeen ay ka…

Wararka
October 6, 2020

Baarlamaanka oo berri la horgeynayo heshiiska siyaasadeed ee doorashada

Muqdisho (SONNA)- Labada aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa berri oo sabti ah 26-ka September yeelanaya fadhi wada-jir ah oo ay…

Wararka
September 25, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023