Muqdisho (SONNA): Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS ayaa caawa si rasmi ah u sheegtay qiimaha lacageed ee dadka doonaya inay sanadkan soo xajiyaan ay tahay inay u qorsheeyaan, ka dib qiimayn ay wasaaraddu samaysay.

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…