Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
    DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
    June 2, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 2, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Wasaarada beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aaddan caqabadaha Beeraleyda haysta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wasaarada beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aaddan caqabadaha Beeraleyda haysta
GudahaWararka

Wasaarada beeraha oo Muqdisho ku qabatay kulan ku aaddan caqabadaha Beeraleyda haysta

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: April 20, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa shir guddoomiyay kulan wada tashi ah oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, kaasoo looga hadlay caqabadaha ka jira Wabiga Shabeellada Hoose iyo baahida loo qabo dib u dayactirka buundooyinka muhiimka u ah isku socodka iyo dhaqaalaha deegaanka.

Kulankan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xal u helidda buundooyinka u baahan dayactirka iyo dib u dhiska, kuwaas kala ah buundooyinka Sabiib, Caanoole, Bariire, Janaalle iyo Awdhiigle, kuwaas oo door weyn ka qaata isu socodka bulshada, ganacsiga iyo gaadiidka sida dalagyada beeraha kasoo go’a.

Shirka waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Wasiir Axmed Macalin Fiqqi, Wasiirka Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xil. Ayuub Ismaaciil Yuusuf, Guddoomiyaha SoDMA, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir, ganacsato, beeraleyda Gobolka Shabeelle Hoose iyo deegaanka Golweyn, Sariflayaal, Hormuud Salaam Foundation, iyo ADC.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga dowladda, ganacsatada iyo bulshada si loo xalliyo caqabadaha ka jira wabiga, loona hubiyo in la helo buundooyin shaqeynaya iyo nadaafad lagu sameeyo marinnada biyaha webiga.

Ugu dambeyn, kulanka waxaa lagu uruuriyay dhaqaalle lagu taageerayo howlaha dib looga soo saaraayo wabiga biraha buundooyinka ee ku go’ay iyo nadiifinta wabiga, si loo fududeeyo isu socodka bulshada iyo gaadiidka dalagyada beeraha kasoo qaada, si loo xoojiyo wax soosaarka beeraha ee Gobolka Shabeelle Hoose.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen.…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali  Xoosh iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda…

GudahaWararka
April 28, 2024

Rabshadaha ka jira Koonfur Afrika oo sababay dhimashada in ka badan 72

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo afjari lahaa rabshadaha iyo bililiqada, taasoo ku faaftay…

Caalamka
July 14, 2021

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka oo ka wadahadlay Xiisadda Ukraine

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa khadka isgaarsiinta ee taleefanka ku yeeshay wadahadal socday qadar saacad ah,kaas oo looga hadlay xiisadda…

Caalamka
January 7, 2023

Generaal Biixi oo ka hadlay halka ay marayaan howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta

Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo goob fagaar ah kula hadlayay Cutubyo katirsan ciidanka xoogga…

GudahaWararka
January 1, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023