Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah
    January 31, 2026
    Shirweynaha isku-Duwidda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb
    January 31, 2026
    DEG DEG: Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta
    January 31, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo Munaasabad kagu taageerayay maamulka W/Bari kaga qeyb galay London
    January 31, 2026
    Guddiga Wada-hadallada DF iyo Golaha Mustaqbal oo la kulmay Bulshada Rayidka
    January 31, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 2, 2023
6 Min Read
Share

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada, isagoo ka dhegeystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curyaaminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Al-Shabab

2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha Maaliyadda ee Mareykanka u qaabilsan arrimaha argagixisada iyo ka hortagga maalgelintooda Mudane Brian Nelson. Waxaana uu Madaxweynaha kulankaasi ku soo bandhigay talaabooyinka ay Dowladda Soomaaliya ay ku wiiqday dakhliga iyo dhaqaalaha Khawaarijta Al Shabab.

3-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kormeer ku tegay Xerada Tababarka Ciidanka ee Turki-Som, oo lagu tababaro qeybo kala duwan oo ka mid ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

4-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa Degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hayโ€™adaha nabad galayada iyo maamulka Gobolka Banaadir.

5-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo madaxweynaha Kenya William Ruto kala hadlay in muwaadiniinta Soomaaliyeed loo fududeeyo dal ku galka Kenya iyo ciribtirka Khawaariijta, kadib kulan ka dhacay magaalada Daressalam ee dalka Tanzania.

6-Raโ€™iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Ergeyga Hayโ€™adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ee Geeska Afrika Mohamed Abdi Affey.

7-Raโ€™iisal Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Daressalam kula kulmayย  Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan oo ay ka wada hadleen iskaashiga iyo xiriirka labada dal.

8-Xildhibaanada labada gole ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyey dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2023-ka.

9-Shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada oo looga hadley xaaladda amniga dalka, isla markaana lagu meel mariyay ilaa iyo 5 hindise sharciyeed.

10-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiir Ku-Xigeenka Maaliyadda Ruushka Timur Igorevich Maksimov oo kala saxiixday heshiis ay Russia kaga cafisay Soomaaliya deyn gaareysa 684 milyan oo dollar.

11-Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac iyo Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Talyaaniga ayaa magaalada Rome ku kala saxiixday heshiis iskaashi iyo taageero la siinayo Soomaaliya.

12-Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay $75 million oo dollar oo Bankiga Adduunka meel mariyey si loogu kabo miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya, loona dhiirigeliyo dadaalada kobcinta dhaqaalaha iyo dib u habeynta maamulka maaliyadda.

13-Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa Baarlamanka Federaalkaย  uga warbixiyay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay in ay ku biirto Ciidanka Heeganka Bariga Afrika, isagoo ka codsaday in ay meel mariyaan heshiiskan.

14-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa saxiixay Siyaasadda Qaran ee Hubinta Daโ€™da Carruurta.

15-Ciidanka Qalabka Sida oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ayaa inta u dhexeysa Shabeelaha Dhexe iyo Galguduud ka fuliyay hawlgal milateri oo lagu baacsanayo Khawaarijta, waxaana halkaasi lagu dilay in ka badan 100 ka mid ah Khawaarijta, laguna burburiyay gaadiid iyo qalab kale oo cadowga uu lahaa.

16-Guddiga Dib u Eegista Dastuurka oo bilaabay ka doodista heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaranka.

17-Dhegeysiga dacwadaha musuqmaasuqa ee loo haysto hawlwadeeno ka tirsan dowladda oo weli ka socda Maxkamada Gobolka Banaadir.

18-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) oo ka qeybgaley shaacinta natiijada imtixaanka Fasalka 8aad ee sannadka 2022/2023.

19-Wasiirka Amniga Soomaaliya Dr Maxamed Sheekh Cali oo hortagay Guddiga Amniga iyo Difaaca ee Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

20-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow ayaa kormeer shaqo ku tagay xerooyinka General Daaud iyo General Dhegabadan oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho.

21-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa daah furay munaasabadda xuska Toddobaadka Naas-Nuujinta Adduunka.

22-Taliyeyaasha ugu sarreeya Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gabagabeeyay kulan looga hadlay qiimeynta wajigii koowaad ee ka bixitaankii ciidanka ATMIS ee Soomaaliya iyo u diyaargarowga wajiga 2-aad oo la filayo in la soo gunaanado bisha September ee soo socota.

23-Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in burburinta dhisma diblomaasiyadeed oo ku yaalla Muqdisho ay ka dhalatey codsi ka yimid Dowladda Talyaaniga oo dhulkaasi mulkiyad sharci ah u leh.

24-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed ayaa hawlgal ka fuliyay Ceel Dhuun oo ka tirsan degaanka Goof Gaduud Buurey ee Gobolka Bay, halkaas oo lagu dilay in ka badan 60 ka tirsan maliishiyaadka Khawaarijta Al Shabab.

25-Wasiirka Ku-Xigeenka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir oo kulan la yeeshay Ergeyga Hayโ€™adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay (UNHCR) Maxamed Cabdi Afey.

26-Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaaย  kaluumeysato ajnabi ah ku xukuntey midkiiba lacag dhan $12000 oo dollar, isla markaana lala wareegi doono doomihii ay ku kaluumeysanayeen.

27-Kulanka seddax biloodlaha ah ee isku duwidda howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho,waxana looga hadlayaa horumarinta caafimaadka dalka.

28-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ku saabsan dardargelinta amniga caasimadda.

29-Wasiir Ku-Xigeenka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasimย  ayaa xaqiijiyey in 14 sarkaal loo xiray baaritaanka qaraxii ka dhacay Xarunta Kuliyadda Jaalle Siyaad.

30-Dowladda Soomaaliya oo dowladda Talyaaniga kala wareegtay gargaar loogu talagalay dadka ku barakacay dagaalada Laas Caanood.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New Delhi kaga qeyb galay shir caalami ah

New Delhi,( SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Abdisalam Ali, ayaa maanta…

January 31, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Raโ€™iisul Wasaaraha oo ka hadlay ahmiyadda heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa golaha Wasiirrada XFS uga mahad celiyay ansixinta heshiis taariikhi ah oo dowladda…

GudahaWararka
February 21, 2024

Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka XFS oo sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay xaqiijinta doorka haweenka ee matallaadda goleyaasha dowladda

Muqdisho-(SONNA)-Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay xaqiijinta doorka…

GudahaWararka
October 14, 2023

MADAXWEYNAHA JFS OO WAREEGTO KU SOO CELIYEY XUQUUQDA IYO DARAJADA CIIDAN EE GAASHAANLE SARE IBRAAHIM MACALLIN CABDULLAAHI

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ku soo celiyey dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee…

GudahaWararka
February 3, 2025

Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo shir looga hadlayo kobcinta awoodda dhallinyarada kaga qeyb galay Imaaraatka Carabta

Imaaraatka Carabta (SONNA):-Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai…

GudahaWararka
February 13, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023