Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha Heer Federaal iyo Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud
    August 14, 2025
    Laamaha Amniga Muqdisho oo soo saaray warsaxaafadeed
    August 14, 2025
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay munaasabadda shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad
    August 14, 2025
    Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyay qodobbo khuseeya horumarka dadka iyo dalka
    August 14, 2025
    Sadex kamid ah maleeshiyaadka khawaarijta oo saaka lagu fuliyay dil toogasho ah
    August 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Ruushka oo cambaareysay qorshaha cusub ee Israel ku qabsaneyso Gaza
    August 8, 2025
    Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo tiknolojiyadda ee China
    August 1, 2025
    Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay
    August 1, 2025
    Nidaamka Ka-hortagga Drone-ka ee Turkiga oo soo jiitay Indhaha Caalamka
    July 27, 2025
    Kanada oo sheegtay in Israel ay ku xad gudubtay sharciga bini’aadanimada
    July 25, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Nooc cusub oo laga helay hubkii laga furtay Shabaabka (WARBIXIN)
    August 11, 2025
    โ€˜Kaarka Aqoonsiga waa dhowrista xogta, ammaanka iyo hufnaanta adeegyada dowladda (FAALLO)
    August 8, 2025
    70 ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab oo lagu dilay Bariire
    August 6, 2025
    Sidee Isbeddelka Cimiladu u Hurinayaa Degganaansho La’aanta Geeska Afrika?
    July 29, 2025
    Soomaaliya iyo saameynta Isbedelka Cimilada
    August 1, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Raโ€™iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho ooย berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: July 26, 2023
7 Min Read
Share

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macluusha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay safka hore kaga jirto dalalka ay curyaamiyeen abaaraha soo noqnoqday.

2-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay kulanka Iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka Geeska Afrika oo ay marti-gelisay Raโ€™iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo, Giorgia Meloni.

3-Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa cambaareeyay weerarkii fulaynimada ahaa ee ka dhacay Xarunta Tababarka Ciidanka ee Jaalle Siyaad, waxaana uu saraakiisha ciidanka faray in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo.

4-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa dalka Tanzania kaga qeybgelaya shir madaxeed looga hadlayo horumarinta karaanka bulshada.

5-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalaya Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha, ayaa kulan doceed la yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Adduunka u qaabilsan Bariga iyo Koonfurta Afrika.

6-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf iyo xog-wareysi isugu jira hoygiisa kula yeeshay xildhibaannada labada aqal ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland.

7-Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo magaalada Daressalam kulan kula yeeshay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Tanzania.

8-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeeray isbitaalada ay ku jiraan askartii ku dhaawacantey weerarkii Khawaarijta ay ku qaadeen mid ka mid ah xeryaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

9-Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo sheegay in horumar ballaaran laga sameeyay, lana xaliyay khilaafaadkii ka taagnaa Gobolka Gedo.

10-Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu gorfeeyay amniga guud ee dalka iyo dib u habeynta hannaanka maamulka dowladnimada casriga ah.

11-Guddiyada kala duwan ee Baarlamanka Federaalka oo wada xog wareysi ay la yeelanayaan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka.

12-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in dib looga soo celiyey lacagihii ay qaateen shirkadaha fulin waayay adeegga gaadiidka xajka.

13-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar kulan kula qaatay taliyaha militariga dalkaas General Saalim bin Xamad bin Maxamed Al-naab.

14-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iimaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka warbixin ka siiyay sharciga Hanti Dhowraha Guud,oo horyaal Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka.

15-Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa sheegay in uusan jirin wax xariir diblamaasiyadeed ah oo ka dhaxeeyaย  Soomaaliya iyo Iiraan.

16-Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya ayaa daahfuray dhaqan-gelinta heshiiska hubinta shixnadaha dalka yimaada.

17-Wasiirka Qorsheynta Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo boqasho ku jooga Djibouti ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee Djibouti Mudane Ilyas M. Dawaleh iyo Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD.

18-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac ayaa tababar u furay 30 Saxafi oo ka kala socday wakiilada warbaahinta qaranka ee gobollada dalka iyo Gobolka Banaadir.

19-Wasiirka Dhallinyarada Soomaaliya Maxamed Barre ayaa hortagey Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Aqalka Sare Baarlamanka Soomaaliya.

20-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa aaladda fogaan-aragga kulan muhiim ah kula yeeshay Dr. Mahmoud Mohieldin, oo ah Agaasimaha Sare ee IMF u qaabilsan dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

21-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jarayย  suuq cusub oo laga hirgeliyay magaalada Dhuusamareeb.

22-Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo cambaareeyay ka weerarkii argagixisonimo ee Khawaarijtu ka geysatey xerada Ciidamada Xoogga Dalka ee magaalada Muqdisho.

23-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa xarunta Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si wadajir ah ugu daah furay Shirweynaha Wadatashiga iyo Wadashaqeynta Booliska iyo Bulshada.

24-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa wadda dhageysiga dacwad musus-qmaasuq oo loo heysto saraakiil ka kala tirsan Wasaaradaha Maaliyadda, Shaqada, Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Xafiiska Xisaabiyaha Guudย  iyo Bankiga dhexe ee Soomaaliya.

25-Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir oo soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heysto 36 ajaaniib ah.

26-Taliyaha Ciidanka Boliiska oo furay shirka saraakiisha booliska heer federaal iyo heer dowlad goboleed.

27-Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa hawgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya waxa ay hawlgal cirka iyo dhulka ah oo ka dhacay Galcad oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ku dileen in ka badan 100 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.

28-Ciidanka Xoogga oo deegaanka Jameeco ee gobolka Baay ku dilay 15 Khawaarij ah.

29-Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayeen degaanno hoos yimaada degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

30-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa hawlgalo ay ka fuliyeen Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ku dilay 25 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al Shabab.

31-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Degmada Qoryoolay ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo halkaa ku dilay laba xubnood oo sare oo Khawaarijta Al Shabab ka tirsanaa.

32-Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo kaashanaysa Wasaaradda Warfaafinta Galmudug ayaa tababar ku saabsan kor u qaadista doorka gabdhaha ee maamulka hayโ€™adaha warbaahinta ku qabatay magaalada Dhuusamareeb.

33-Agaasimaha Guud ee ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ) Mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayay habsami u socoshada howlaha iyo adeegyada bixinta Baasaboorka ku tagay Xarumaha ay hayโ€™addu ku leedahay degmooyinka Hodan iyo Cabdicasiis ee Muqdisho.

34-Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabbilsan arrimaha Somaliland Mudane, Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah ururrada bulshada rayidka iyo odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo shir guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha Heer Federaal iyo Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa guddoomiyey kulanka sanadlaha ee Garsoorayaasha…

August 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Saaxiibbada Soomaaliya oo soo saaray warsaxaafadeed wadajirka ah oo ku saabsan xaaladda dalka

Muqdisho-(SONNA)-Wakiillo ka kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraat-ka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee…

GudahaWararka
June 6, 2023

Dowladda iyo shacabka oo ka dhiidhiyay gardarada Itoobiya ee Damaca Badda (WARBIXIN)

Raโ€™iisul wasaaraha qar iska tuurka ah ee Ethiopia oo dhowrkii sano ee u dambeysa wajahaayay culeysyo Siyaasadeed oo uu kala…

GudahaMaqaallada
January 11, 2024

Soomaaliya iyo Afrikada dhexe oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

New York-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta kula kulmay magaalada New York,…

GudahaWararka
January 21, 2025

Wasiir dawlaha xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo qaabilay wafdi ka socda IGAD oo xaqiiqa raadin u tagay xadka Kenya iyo Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)- Wasiiru-dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa maanta la kulmay guddiga xaqiiqo raadinta…

GudahaWararka
January 10, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023