Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
    Taliyaha Booliiska oo shirguddoomiyey shirka hoggaanada Booliiska
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 21, 2023
6 Min Read
Share

1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka tacsiyeeyay dadkuu ku dhintey colaadda ka taagan magaalada Garowe, kuna baaqey in degdeg loo joojiyo dhigga qubanaya, miiska wadahadalkana lagu xaliyo kala aragti duwanaanshaha labada dhinac.

2-Beesha caalamka oo ku baaqdey in la joojiyo rabshadaha ka dilaacay Garowe.

3-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay wareegtada lagu magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin.

4-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatey Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-Bannaan ee Dib-u-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo ay kala hadleen muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG.

5-Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiiska Dhismaha Xarunta Sanduuqa Caalamiga ah ee Horumarinta iyo Qorsheynta ee WFDP.

6-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo tababar u furay 3,000 oo macallin oo dhowaan ay Dowladda Federaalka Soomaaliya shaqaaleysiisay.

7-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee tiirka Soomaali Heshiis ah, kana dhegeystay warbixino masโ€™uuliyiinta wasaaradaha qaar.

8-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyey magacaabista Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Ibraahim Sheekh Muxyadiin Caddoow.

9-Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Amniga Qaran oo lagu soo bandhigay qodobo muhiim u ah xoreynta iyo xasillinta dalka, cunaqabaynta hubka iyo qorshaha dhimista Ciidanka ATMIS.

10-Raโ€™iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo Muqdisho ka furay Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka Soomaaliya, kaas oo looga hadlay arrimaha la xiriira sare u qaadista shaqaalaha Caafimaadka dalka.

11-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaaleynta iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Madaxweynahaย  Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Kismaayo ka furay shirka Isku Dubbaridka Xasilinta Qaran.

12-Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha, Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa khudbad ka jeediyay Daah-furka shirka Warbixinta Horumarka ee Hirgelinta Hiigsiga Horumarinta Caalamiga ah oo 20-ka Juun 2023, ka furmay magaalada Beijing caasimadda Shiinaha.

13-Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo horgeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo ku eedeysan musuqmaasuq.

14-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo Muqdisho ku qabatay Wajiga Labaad ee wadatashiga diyaarinta Istaraatijiyadda Qaranka ee Warbaahinta iyo Wada-Xiriirka oo ay ka qeyb galeen dowlad goboleedyada ka jira dalka.

15-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ka daah-furtay mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka hooyada iyo dhalaanka oo tayo leh oo loogu talagalay dadka nugul iyo dadka ku barakacay gudaha dalka.

16-Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa dhowaan ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee ay sannad walba bixiso hayโ€™adda โ€˜Central Bankingโ€™ ee fadhigeedu yahay waddanka Britain.

17-Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildhibaan Maxamed Xasan Maxamed ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Caafimaadka Ethiopia oo ay ka wadahadleen iskaashiga dhinaca khibrad wadaagga iyo dhismaha kaabayaasha adeegga caafimaadka.

18-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa hawlgal qorsheysan ka fuliyay inta u dhexeeysa magaalada Galcad iyo degaanka Baraag Sheekh Caamir kuna dilay horjooge Cali Axmed Guure (Cali Qoyane).

19-Shir ku saabsan barnaamijka deyn cafinta oo u dhexeeyay Dowladda Soomaaliya, hayโ€™adaha Lacagta Addunka iyo Bangiga Adduunka oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi.

20-Wasaaradda Caafimaadka XFS oo furtay aqoon kororsi ku saabsan diyaarinta qeybaha dhiigga iyo maareynta dhiig-shubista.

21-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga ee Soomaaliya Mudane Cali Ifiye Cali ayaa Jasiiradda Comoros uga qeyb galay shir loogu hadlaayay dhaqaalaha buluugga iyo isbeddelka cimilada.

22-Danjiraha Soomaaliya ee China Mudane Cawaale Kullane ayaa khudbad ka jeediyay shirka Hirgelinta Hannaanka Horumarinta Waarta ee Qaramada midoobay.

23-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle oo la kulmay Madaxa Hayโ€™adda FAO ee Soomaaliya Mudane, Etienna Peterschmitt oo ay ka wada hadleen xoojinta xog-wadaaga iyo iskaashiga labada hayโ€™adood.

24-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane, Axmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo ku qaabbilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee AFRICOM General Michael E. Langley.

25-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Mudane, Axmed Macallim Fiqi oo dalka Norway kaga qeybgaley mid ka mid ah fadhiyada โ€œMadasha Osloโ€ oo lagu falanqeeyey dadaalada Soomaaliya ee dib u xorreynta kadib.

26-Shirkii afaraad ee Wadatashiga Wasaaradaha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee heer federal iyo heer dowlad goboleedย  ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

27-Taliyaha xilka ka degaya ee Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas, Odawaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Hawlgalka Africom Gen, Micheal Langley. Waxayna ka wadahadleen xoojinta iskaashiga iyo xiriirka ka dhexeeya laba qeybood iyo dar-dar gelinta cirib tirka kooxaha khawaarijta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Waaxda ka Hortagga Askareynta Carruurta

Muqdisho (SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Siciid Samatar( Gacaliye) ayaa kulan la qaatay Waaxda…

GudahaWararka
June 9, 2021

Guddiyada Maaliyadda Labada Gole ee BJFS oo la kulmay Hanti-dhowraha iyo Xisaabiyaha Guud

Muqdisho (SONNA) -ย Guddiyada Maaliyadda ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulamo gaar gaar ah la yeeshay…

Wararka
August 29, 2024

Mareykanka iyo Shiinaha oo ku baaqay in la damiyo xiisadda Ukraine

Dibolaamaasiyiin sare oo ka socda Maraykanka iyo Shiinaha ayaa ka wada hadlay xiisadda sii kordheysa ee u dhaxaysa Ukraine iyo…

Caalamka
January 7, 2023

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan sagootin ah xalay u qabtay Wafdigii ka Socday Dalka Jabuuti

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalat kulan casho sharaf sagootin ah u…

GudahaWararka
September 16, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023