Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
    Ciidanka Gorgor oo gacanta ku dhigay daawooyin iyo agab kale oo ku socday khawaarijta
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 1, 2024
8 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- 1- Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley shir caalami ah oo looga hadlayey amniga iyo la dagaalanka argagixisada Soomaaliya.

2- Madaxweyne Dr Xasan Shiikh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka Afrika iyo Talyaaniga ayaa tilmaamay in iskaashiga caalamka uu ku tiirsan yahay ixtiraamka sharciyadda iyo mabaadiโ€™da madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee dalalka.

3- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir madaxeedka Afrika iyo Talyaaniga ka sheegay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha maalgashi iyo khayraadka dihan ee ceegaaga dalka, kuwaas oo waxtar u leh gobolka iyo guud ahaan caalamka

4- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga wuxuu kulan kula yeeshay Madaxweynaha dalka Comoros,ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika, Azali Assoumani .

5- Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray xulka Galmudug oo ku guuleystay tartanka maamul gobaleedyada dalka, kaas oo lagu soo gabgabeeyay magaalada Muqdisho.

6- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Switzerland u fadhiya Soomaaliya, Valentin Zellweger.

7- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad ka jeediyay munaasabadda caleemo saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu muhiim u yahay doqlad dhiska Soomaaliya.

8- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa daah-furay shirka 6-aad ee Garsoorka,oo ay qeybgalayaan dhammaan bahda garsoorka dalka.
o
9- Raโ€™isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareeye) inuu noqdo Wasiirka Beeraha, halka Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) loo magacaabey Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta

10- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay mashaariic la xiriirta dhinacyada caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo gargaarka oo ay ka hirgelineyso Soomaaliya, Hayโ€™adda Samafalka ee Boqor Salmaan ee Boqortooyada Sacuudi Caraabiya.

11- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalada Muqdisho oo ay maalgeliso Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta.

12- Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Rome ee xarunta dalka Talyaaniga waxa uu kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Guido Crosetto.

13- Wasiirka Maaliyadda ee Mudane ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ๐Š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐š ๐’๐ฏ๐ž๐ง๐ฌ๐ฌ๐จ๐ง.

14- Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya Mudane Xassan Macallin Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay madaxda Heyโ€™adda TIKA ee Turkiga.

15- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya Mudane Daaโ€™uud Aweys ayaa khadka fogaan aragga uga qeyb galay banaanbax ay jaaliyadda Soomaaliya ee gobolka Minnesota uga soo horjeedeen xadgudubka Ethiopia ee qaranimada Soomaaliya.

16- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige aya shir-guddoomiyay kulanka guddiga maamul-wanaaga maaliyadda ee ay ku mideysan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay/adaha dhaqaalaha adduunka.

17- Ku-Simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mudane Cali Cumar, ayaa ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo Madaxa IGAD ee Soomaaliya Danjire Maxamuud Cabdi Axmed.

18- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž oo hadal ka jeediyay munaasabadda maalinta furdada ayaa uga mahadceliyay dhammaan madaxda iyo shaqaalaha furdooyinka, hawlaha muhiimka ah ee ay qaranka u hayaan.

19- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka goโ€™an tahay dhameystirka dib u eegista iyo wax ka beddelka dastuurka.

20- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray xulka kubadda cagta ee Galmudug oo ku guuleystay tartanka maamul gobaleedyada dalka.

21- Xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa ku guuleystay koobka tartanka ciyaaraha ee maamul gobaleedyada dalka.

22- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliya Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday Dakedda Muqdisho waxa uu dowladda Ruushka kala wareegay mar kale markab sida shixnad mucaawino ah oo loogu talagalay dadka soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo daadadkii El Nino.

23- Taliyaha Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galay shirka Hayโ€™adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika oo ka dhacay magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

24- Howlgal qorsheysan oo ay wadajir uga fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamiga ah degaanka Jeex jeexa ee koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay gaari Khawaarijtu ku soo raratay waxyaabaha qarxa iyo maleeshiyaad la socday oo halkaasi lagu laayey.

25- Hawlgal ay sii wadajir uga fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa lagu dilay 30 ka mid ah Khawaarijta degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

26- Ciidamada Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamiga ah oo kaashanaya xogta dadka degaanka ayaa howlgal milateru ka fuliyay degaanka Cali Xayle ee ku yaalla xadka Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud.

27- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo jab xooggan gaarsiiyey Khawaarij isku dayay in ay weeraran deegaanka Caad ee gobolka Mudug.

28- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidanka Cirka Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay 6 ka tirsan Khawaarijta Al Shabab degaanka Caad ee koonfurta gobolka Mudug ee Galmudug.

29- Hawlgal ay iska kaashadeen hayโ€™adda NISA iyo saaxiibada caalamka ayaa lagu burburiyay xarunta kaydka gaadiidka iyo hubka Khawaarijta ee Buq-Aqable ee bartamaha Soomaaliya.

30- Dowladda Soomaaliya ayaa qaadacday qodobadii ka soo baxay shirka 32aad ee dalalka Bariga Afrika ee ciidamada heeganka, kadib markii bayaankii ka soo baxay aan lagu caddeyn mowqifka dalalka ee xad gudubka Itoobiya ee madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya.

31- Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa si adag uga hadashay damaca gurracan ee Itoobiya ee Badda Cas, iyada oo sheegtay in xilligaan dhulka iyo biyaha Soomaaliya aan lagu soo xadgudbi karin.

32- Salaadiinta, odayaasha dhaqanka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee gobolka Awdal ayaa mar kale ka soo horjeestay heshiiska sharci darrada ah ee Ethiopia ay la gashey Somaliland kaas oo xadgudub ku ah qaranimada Soomaaliya.

33- Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya Danjire Mukhtaar Maxamed Waare ayaa raali galin ka bixiyay wareysi uu dhawaan siiyay warbaahinta Dowladda Itoobiya oo ugu gafay dowladda iyo shacabka Soomaaliya.

34- Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan ayaa toogtay mid ka mid ah argagixisada naf la caariga ah oo doonayay in uu dhibaato u geysto bulshada Beledweyne.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika

Cairo(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka 11-aad ee Madasha Nabadda Adduunka

eijing,(SONNA):- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiimaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay xafladda furitaanka shirka 11-aad…

GudahaWararka
July 2, 2023

Madaxwayne Cali Guudlaawe “Muhiimada koowaad maamulka Hirshabeelle waa dhallinyarada wax baratayโ€ย 

Jowhar-(SONNA)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa qeybaha kala duwan ee bulshada uga mahadceliyay kaalinta…

GudahaWararka
November 14, 2020

Shirkadda Twitter ooTrump ka xirtay bartii uu ku lahaa

Washigton(SONNA)-Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynahaย ย Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump Shirkadu waxay…

CaalamkaGudahaWararka
January 9, 2021

Xulka Qaranka Soomaaliya oo aad loo amaanay guulahii ay kasoo hooyeen Koobkii Cecafa Cup ee Kampala +Sawirro

Xulka Qarankeena Soomaaliya oo ka qayb galayay Koobka bariga iyo bartama Afrika oo Sanadkan ka dhacayay Dalka Uganda caasimadiisa Kampala…

CiyaarahaWararka
December 17, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023