Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: November 22, 2023
7 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):ย  1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada London kaga soo qeybgaley shirka caalamiga ee ka hortagga cunto yarida.

2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa ayaa sheegay in Soomaaliya ay udub dhexaad u noqon karto dadaallada caalamiga ah ee dabar-goynta macaluusha, xaqiijinta tamarta iyo dalagyada beeraha.

3- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Raโ€™iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya ay mudnaanta u siinayso in mashaariicda gargaarka degdegga ah loo weeciyo dhanka horumarinta, si dadka Soomaaliyeed ay uga helaan faaโ€™iido waarta.

4- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran oo looga hadlay tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga caasimadda, dib u dhiska ciidamada, xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo qorshaha Soomaaliya ee shir looga hadlayo amniga dalka oo ay wadajir u qabanayaan DFS, QM iyo Midowga Afrika.

5- Dowladda Britain oo Soomaaliya ugu deeqeysa lacag dhan boqol milyan oo dollar oo wax looga qabanayo maalgelinta mashaariicda horumarineed, kaabeyaasha dhaqaalaha iyo horumarinta beeraha ee Soomaaliya.

6- Soomaaliya iyo Burundi oo soo saarey War-Murtiyeed wadajir kadib socdaal uu Bujumbura ku tagey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

7- Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur galayo khasaaraha ay geysteen fatahaadaha dalka ka jira ku tegay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

8- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhisi doonto buundooyinka ku burburay fatahaadaha dalka ka jira.

9- Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee ku sugan xerada Hiil-weyne oo ku taalla inta dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad.

10- Maalinta Macallinka ee 21-ka November oo dalka laga xusay.

11- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen fatahaadaha.

12- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa guddoomiyay shirka maalgashiga caalamiga ah ee Soomaaliya iyo maalgashadeyaasha Britain, gaar ahaan dhanka horumarinta beeraha iyo kaluumeysiga.

13- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeybgalay shir ay isugu yimaadeen guddiga qaranka ee u xil saaran ka hortagga lacag dhaqista iyo maalgelinta koocaha argagixisada.

14- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maxamuud Cabdiraxmaan ayaa ka qeyb galay bandhiga Warbixinta Dalxiiska iyo Marti-soorka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

15- Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene ayaa sheegay in meeel gebogabo ah uu marayo qorshaha ay Soomaaliya ugu biireyso Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

16- Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah Iskaashatooyinka Kalluumaysatada Gobolka Banaadir iyo dowladda goboleedyada dalka.

17- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Soomaaliya Mudane Axmed Moallim Fiqi ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Amb. Maxamed El-Amine Souef.

18- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya, Mudane Jaamac Khaliif, oo ay wehliyaan Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasin Sheikh, ayaa ka qeyb-galaya Shirka Isgaarsiinta Raaadiyaha Adduunka (WRC-23) oo ka furmay magaalada Dubai.

19- Maxkamada Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa wadda dhageysiga 2aad ee dacwad musuq-maasuq ah oo loo heysto saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga dhexe.

20- Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhegaysiga dacwad loo haysto saraakiil dowladdeed oo ku eedaysan musuqmaasuq.

21- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo hore u dilay Cabdullaahi Cali Huday.

22- Ciidanka Hoggaanka Baarista Dambiyada Dowlad Goboleedka Puntland ee ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hor tagay dhagar ay kooxda Daacish u soo maleegeen shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boosaaso.

23- Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor ciidanka degaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen galbeedka degmada Xarardheere ku dilay horjooge iyo maleeyshiyaad la socday.

24- Howlgal ay Ciidamada Xoogga Dalka ka fuliyeen tuulada Makiineye ee Gobolka Bakool ayaa lagu dilay 3 ka mid ah kooxda Khawaarijta.

25- Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Soomaaliya Maryan Maxamed Xuseen ayaa kulan deg-deg la qaatay ururrada isbitaallada iyo bahda caafimaadka si ay isugu dubbaridaan dadaallada wax ka qabashada fatahaadaha.

26- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay dhageysiga 10-ruux oo ku eedeysan argagixisanimo

27- Fatahaada Webiga Shabeelle oo khasaare gaarsiiyey Isbitaalka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

28- Qoysas ku goโ€™doonsan xaafadaha qaar ee magaalada Baladweyne oo xaalad adag wajahaya kadib fatahaad halkaa ka dhacdey.

29- Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa magalooyinka Baydhabo iyo Baardheere u dirtay diyaaraddo wada shixnado mucaawino ah oo loogu talagaley dhibaneyaasha ay daadadku saameeyeen.

30- Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay laba eedeysane oo watay gaari lagu soo qariyay xashiish gaaraya 142-kiillo.

31- Boqolaal geesiyaasha deegaanka ah oo ka qayb qaadanaya dagaalka Khawaarijta ayaa lagu soo bandhigay magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kuwaas oo diyaar u ah in ay ka qayb qaataan soo afjarista Khawaarijta .

32- Soomaaliya oo la filayo inay dhammaadka toddobaadkan si rasmi ah xubin uga noqoto Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ee EAC.

 

====DHAMMAAD====

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hoggaamiyaha KMG ee SSC-Khaatumo oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa garoonka diyaaaradaha caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey hoggaamiyaha…

GudahaWararka
May 14, 2024

Ciidamada Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Jilib Marka

Ciidamada Kumaandooska Gor Gor oo kaashanaya guutada 14-ka October iyo NISA ayaa si raami gacanta ugu dhigay deegaanka Marka ee…

GudahaWararka
January 3, 2026

Taliska Booliska oo ka warbiyey gaari ATMIS leedahay oo qarxay

Muqdisho (SONNA): Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin la bixiyey qarax galabta ka dhacay degmada Hodan, kaas oo sababay dhaawacyada…

GudahaWararka
April 3, 2023

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdishu-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka…

GudahaWararka
December 6, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023