Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
GudahaWararka

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: August 30, 2023
6 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA): 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Ciidamada Qalabka Sida mar kale ku amaaney geesinimada ay muujiyeen intii ay socdeen hawlgalada milateri ee ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab, isagoo dhanka kale ka dalbadey shacabka ay taageero buuxda u fidiyaan ciidanka.

2- Shirkii 7aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb, laguna taageeray dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Al Shabab.

3- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadley shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa ku baaqay in loo kala harin ciribtirka Khawaarijta.

4- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo haweenka Soomaaliyeed ku bogaadiyay doorkooda dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta

5- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa bogaadiyay Ciidanka Qalabka Sida ee dagaalka kula jira haraadiga Khawaarijta Al Shabab.

6- Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Kulliyadda Tababarka Ciidamada ee TurkSom ee magaalada Muqdisho.

7- Raโ€™iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Danjiraha Qatar ee Somalia, kana wadahadlay iskaashiga labada dal.

8- Golaha Wasiiradda Soomaaliya, ayaa ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe.

9- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo kulan la qaatay guddiga xasillinta degaannada laga xoreeyay Khawaarijta.

10- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo daah-furay shir ku saabsan isku-duwidda deeqaha.

11- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac oo Koonfuur Afrika kaga qeybgalay shir madaxeedka BRICS, kulamana la qaatey madax shirkaasi ka soo qeybgashey.

12- Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan oo kulan la yeeshay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka ee Baarlamanka.

13- Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo Golaha Shacabka u gudbisay xisaab -xirka dowladda ee sanadka 2022-ka.

14- Ciidanka Xoogga Dalka iyo saaxiibada caalamka oo hawlgal ka fuliyay degmada Aw-Dheegle een Awdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku dlay 27 Khawaarij ah,

15- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey kulan looga hadlay xasilinta iyo isku-duwidda arrimaha gargaarka ee degaannada laga xoreeyey khawaarijta.

16- Ciidamada Xoogga Dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Dac ee Gobolka Galguduud

17- Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo daahfurtey qorshe shaqaalaha wasaaradda ay kaalintooda uga qaadanayaan dagaalka lagula jiro Khawaarijta, gaar ahaan dhanka fariimaha baraha bulshada.

18- Maxkamadda Gobolka Banaadir oo wali wadda dhegeysiga dacwad ka dhan ah eedaysanayaal loo haysto musuqmaasuqa hantida guud.

19- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Madasha Mutadawiciinta Soomaaliyeed (Somalia volunteering work forum).

20- Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow oo kulan looga hadlayay ciribtirka fikirka Khawaarijta iyo xoojinta kaalinta wacyigalineed ee culimada la qaatay culumada.

21- Dowladda Soomaaliya ayaa Dowladda Mareykanka la saxiixatay heshiis horumarineed oo gaaraya $92.6 Milyan kana turjumaya iskaashiga joogtada ah ee u dhexeeya labada dowladood.

22- Hayโ€™adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku qabanaysa Shirwaynaha 2-aad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka.

23- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdillaahi Xayir Ducaale ayaa furay tababar ku saabsan isku xirka xiriirka warbaahinta iyo la dagaalanka fikirka Khawaarijta kaas oo ka qeybgalaayn hayโ€™adaha dowladda ee heer federal, heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir oo soconaya shan maalmood.

24- Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xoojinaysa adeegyada caafimaad ee ay siineyso ciidamada Qaranka iyo dadka deegaanka ee u taagan dagaalka Khawaarijta.

25- Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ugu qaabilsan Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) Danjire Cabdisalan Omar Hadliye ayaa sheegay in uu meel wanaagsan marayo dedaalada Soomaaliya ugu biirayso ururkan.

26- Wakaaladda Murtida iyo Wacyigelinta Qaranka oo wada qaban qaabada tartan suugaaneed lagu soo bandhigayo guulaha la dagaalanka Khawaarijta iyo dhibaatooyinka ay bulshada u geystaan.

27- Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee Gobolka Shabeellada Hoose ku burburiyey maxkamad beenaadkii Khawaarijta ee deegaankaas.

28- Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya dadka deeganka ayaa si buuxda ula wareegay Degmada Ceel Buur ee Gobolka Galguduud.

29- Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo gargaar u dirtay goobihii laga saaray argagixisada.

30- Agaasimaha Guud ee cusub ee Madaxtooyada Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf oo la wareegay xilka.

31- Xafiiska Hantidhowraha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray warbixin ku saabsan u hoggaansanaanta sharciga, taas oo quseysa hayโ€™adaha gacanta ku haya hantida dowladdu leedahay ama kuwa bixiya adeegyada caamka ah.

32- Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta ee shalay la wareegay deeganka Cowswayne ayaa soo Bandhigay horjooge Cabdiraxmaan Foodeey Kulmiye malleeshiyaad kale oo duurgal ahaa oo naftooda kala soo baxsaday Khawaarijta, iskuna soo dhiibay dowladda.

33- Horjoogihii DIlalka iyo qaraxyada Khawaarijta u qaabilsanaa gobolka Mudug Nuur Deeq Cabdullahi Maalinguur oo isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya.

==============DHAMMAAD==============

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dawladda iiraan oo Sheegtay inay Soo Bandhigayso Dayax Gacmeed Cusub Maalmaha Soo Socda.

Madaxa Wakaaladda Hawada ee Iiraanย Murtada Beraariย ayaaย  warbaahinta u sheegay in dalkiisu uu isu diyaarinayo in uu dhowr maalmood gudahood ku…

Wararka
February 2, 2020

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XFS oo Muqdisho ka furay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka

Muqdisho(SONNA):-ย Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta…

GudahaWararka
December 10, 2025

Wasiir Khadija Almakhzoumi oo ku guuleysatay Abaalmarinta Africa Sustainability Outliers Award 2023

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Khadiija Mohamed Almakhzoumi ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Africa Sustainability…

CaalamkaGudahaWararka
November 9, 2023

Tababar ku saabsan maareynta halista musiibooyinka Qaran oo Muqdisho lagu soo gabo-gabeeyey “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Tababar ku saabsan Maareeynta halista Musiibooyinka Qaran ayna ka qayb galeen ku dhawaad 30 wakiilo, la-taliyeyaal iyo agaasimeyaasha…

GudahaWararka
October 28, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023