Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa
    May 12, 2026
    SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere
    May 12, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika
    May 11, 2026
    Tirinta cododka Doorashooyinka K/Galbeed oo la soo geba-gebeeyay
    May 11, 2026
    Wasiirka Arimaha Dibadda oo Nairobi uga qaybgalay shir madaxeedka Africa Forward
    May 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: War-Saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay baaqyadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Midowga Africa iyo kuwa Caalamiga ah.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > War-Saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay baaqyadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Midowga Africa iyo kuwa Caalamiga ah.
GudahaWararka

War-Saxaafadeed: Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay baaqyadii ugu danbeeyay ee ka soo baxay Midowga Africa iyo kuwa Caalamiga ah.

By Mohamed Abdukadir Socdaal
Last updated: April 24, 2021
3 Min Read
Share

MUQDISHO (SONNA) -Dowladda Federalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa soo jeedinta ku saabsan Ergey gaar ah oo ka socda Midowga Afrika, kaas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo dhowaan ka codsaday Guddoomiyaha Midowga Afrika, Madaxweynaha Congo Félix Tshisekedi si arrimaha Afrika ay uga wada shaqeeyaan Afrikaanku

Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxa ah dareen iyo suaal ka muujinaysaa hadalkii Golaha Nabadda iyo Ammaanka Afrika (PSC) ku cambaareeyey go’aankii Golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ee 12kii April ee ku saabsanaa in dalku aado doorasho qof iyo cod ah iyo metelaad shacab oo dhammaystiran. Ma jiro urur caalami ah, ama urur goboleed oo sharciyan cambaarayn kara go’aan Baarlamaan dal madaxbanaan. Arrintaas waxan u sheegaynaa in aanay ahay sharci. DFS ma soo dhoweynayso hadalkaas.

Dowladda Federalka Soomaaliya waxay u aragtaa mid aan sax ahayn qoraalkii Golaha ee loogu soo jeedinayey Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM in ay la socdaan dhaqdhaqaaqa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya waxa ay u aragtaa mid niyad jebinaya Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Sidoo kale dowladdu waxa ay u aragtaa qodobkaasi in uu yahay mid sharci darro ah. Sababta oo ah wuxu si cad uga hor imanayaa Maandhaytka ama waajibaadka shaqo ee AMISOM oo ku cad qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2568 ee soo baxay 12kii March 2021. Waxa kale oo uu ka hor imanayaa Qorshaha Soomaaliya ee Masuuliyad kala wareegidda Ciidamada AMISOM (The Somali Transition Plan) (STP) oo soo baxay Febraayo 2021. Sidoo kale waxa ay gef ku tahay sharafta, qabka iyo haybadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, sidoo kalena wuxu taageero iyo hiil u noqonayaa, culayskana ka qaadi karaa ururada argagixisada ah ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed habeen iyo maalin dagaalka kula jiraan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay, walaac xooggana ka qabtaa waddamada Kenya iyo Jabuuti oo olole xooggan u galay sidii Goluhu u soo saari lahaa go’aammo liddi ku ah Baarlamaanka iyo Xukuumadda JFS.

Waxaanuna is cad u sheegaynaa Soomaaliya in aanay kalsooni ku qabi doonin shir lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay guddoominayaan ama ka talinayaan waddamada aanaan heshiiska ahayn, taas oo uu noo ogolaanayo qodobka 11aad ee a Protocal ka Golaha Nabadda iyo Ammaanka oo si cad u sheegaya in meel looga soo wada jeesto, go’aanna laga qaato wixii waxyeelaya madaxbanaanida dal Afrikan ah.

Ugu dambayn waxan waddamada Afrika ugu baaqaynaa in ay ka wada shaqeeyaan nabadda, ammaanka iyo iskaashiga qaaraddooda, mushkiladohoodana ku xaliyaan xeerarkooda iyo axdiyada u degsan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii maanta noqotay mid ku kulmisay nolol…

May 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Duqa Muqdisho oo soo dhoweeyay guulaha is-daba joogga ah ee ay gaartay dowladda FS

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Madaxda Qaranka ugu mahad celiyay guulaha isdaba…

GudahaWararka
June 8, 2024

guddiga gurmadka fatahaadaha oo la kulmay ganacsatada koofur galbeed

Baydhabo-(SONNA)-Gudoomiyaha guddiga gurmadka fatahaadaha iyo qaar kamid ah xubnaha guddiga oo kulan laqaatay ganacsatada maamul goboleedka koonfur galbeed. Kulanka ayaa…

GudahaWararka
November 7, 2023

Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo ka tacsiyeeyay geerida Ismaaciil Haniya

Muqdisho-(SONNA)-Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Muslimiinta Caalamka uga tacsiyeeyay geerida hoggaamiyahii garab-ka siyaasadda Ururka Xamaas ee Falastiin, Ismaaciil Cabdul Salaam Axmed (Ismaaciil…

GudahaWararka
July 31, 2024

Wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda oo xilka la wareegay

Muqdisho (SONNA): Wasiirka cusub ee wasaaradda maaliyadda xukuumadda FS mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii xilkan…

GudahaWararka
July 12, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023