Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabaaldegaysa sanadguuradii 62-aad ee aas-aaskeeda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabaaldegaysa sanadguuradii 62-aad ee aas-aaskeeda
GudahaWararka

Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabaaldegaysa sanadguuradii 62-aad ee aas-aaskeeda

By Abdulkadir
Last updated: January 5, 2026
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa maanta oo Isniin ah u dabaaldegaysa sanadguuradii 62-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay, taasoo ka tarjumaysa doorkeeda muhiimka ah ee tebinta wararka gudaha, gobolka iyo caalamka, iyo horumarinta xirfadda saxaafadeed ee dalka.

SONNA waxaa la aasaasay sanadkii 1964 ,si ay u daboosho baahiyaha warbaahinta Dowladda ee la socodka iyo baahinta wararka bulshada. Intii u dhaxaysay 1969-kii ilaa 1990-kii, xilligii uu talada hayay Madaxweynihii hore Maxamed Siyaad Barre, wakaaladdu waxay noqotay isha rasmiga ah ee wararka dalka.

Kadib burburkii hayโ€™adihii dowliga ahaa ee sagaashamaadkii, wakaaladda ayaa wajahday caqabado shaqo iyo kala qaybsanaan. Si kastaba, tan iyo sanadkii 2010, hoggaanka siyaasadda Soomaaliya ayaa xooga saaray dib-u-dhiska iyo horumarinta SONNA si ay u soo celiso doorkeedii heer qaran, gobol, iyo caalami.

SONNA waxay ku dadaaleysaa kor u qaadista awoodeeda tebinta dhacdooyinka qaran iyo gobol, horumarinta xirfadda shaqaalaheeda saxaafadeed, iyo tayeynta isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda macluumaadka. Waxa kale oo wakaaladu wararka ku faafisaa saddex luqadood: Soomaali, Carabi, iyo Ingiriisi, si ay u gaarto dhegeysteyaal ballaaran. Adeegyadeeda, sidoo kale, waxa ay siisaa warbaahinta dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay warar iyo warbixinno oo ku saabsan gudaha iyo dibadda.

Agaasimaha Wakaaladda, Ismaaciil Cumar Mukhtaar โ€œOronjo,โ€ oo ka hadlay xuska sanad guurad 62aad ee Warkaaladda Wararka SONNA , ayaa bogaadiyay dadaallada shaqaalaha SONNA ee qaybaha kala duwan, isagoo xusay sida ay ugu heellan yihiin soo gudbinta wararka iyo warbixinnada dhabta ah. Isagoo si gaar ah uga warbixiyay wax qabadka SONNA ee ku aadan tabintdhinacyada a howlgallada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, diyaar-garowgii doorashooyinka dowladaha hoose ee gobolka Banaadir iyo dowladaha xubnaha ka ah, xadgudubyada joogtada ah ee Israaโ€™iil ku heyso Qaranimada Soomaaliya, iyo tabinta wararka gobolka, caalamka, iyo warbixinnada biniโ€™aadanimada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasaaradda Warfaafinta oo loo magacaabay Agaasime guud

Muqdisho-(SONNA)-Wareegto uu soo saaray Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Maxamed Xuseen Rooble ayuu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka…

GudahaWararkaWargayska
June 6, 2021

Madaxweynaha Jubbaland oo maanta Kismaayo ka dhagax dhigay waddo laami ah

Kismaayo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guryeynta XFS…

GudahaWararka
June 4, 2024

Xildhibaannada labada Aqal oo maanta billaabay dooda cutubka 4-aad ee Dastuurka

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shirguddoomiyay kulanka 24-aad ee…

GudahaWararka
March 11, 2024

Wasiirka Amniga Jubbaland oo kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Dalka iyo Sarakiil kale

Jubbaland(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland S/ Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad…

GudahaWararka
February 12, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023