Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
    Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Waiirka Arrimaha Gudaha XFS oo khudbad ka jeediyay Shirka Xukuumadda Federaalka iyo Saaxiibad Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waiirka Arrimaha Gudaha XFS oo khudbad ka jeediyay Shirka Xukuumadda Federaalka iyo Saaxiibad Soomaaliya
GudahaWararka

Waiirka Arrimaha Gudaha XFS oo khudbad ka jeediyay Shirka Xukuumadda Federaalka iyo Saaxiibad Soomaaliya

By Abdulkadir
Last updated: February 5, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa khudbad uu ka jeediyay shirka Xukuumadda Federaalka ah iyo Saxiibada Soomaaliya oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac

Shirka ayaa looga hadlayay Siyaasadda loo dhanyahay, geedi socodka, caqabadaha iyo hiigsiga 2024-ka waxaa uu dul istaagay wasiirka arrimo ay ka mid yihiin sooyaalka qaran dhiska, caqabaha, fursadaha iyo ahmiyadda iskaashiga dhinacyada kala duwan.

Ugu horreyn, Mudane Ahmed Moallim Fiqi waxaa uu khudbaddiisa uga hadlay caqabadaha uu dalkani ka gudbay tan iyo 1991-kii kuwaas oo dib u dhigi lahaa qaran dhiska, arrimahaas oo looga guulaystay biseyl soyaasadeed, adkeysiga umadda Soomaaliyeed iyo garab istaagga saxiibada Soomaaliya.

“Ujeedka fadhigeenna kuma koobna in laga doodo Siyaasada loo dhanyahay, balse waa dadaallo wadajir ah oo lagu qaabeynayo helidda Soomaali horumarnsan, adkeysi leh, oo iskuna filan” isaga oo Intaasi raaciyey ahmiyadda in siyaasadda la toosiyo si aan loo gelin khatar dowladnimo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane Ahmed Moallim Fiqi waxaa kale uu ka hadlay howlgallada dowladda Soomaaliya ee dalka looga xorreynayo Shabaab, taas oo sida uu sheegay keentay in gacanta lagu dhigo 800 oo KM, lagana hirgeliyay xasillin iyo adeegyo kala duwan, iyada oo guulo badan laga gaaray, dib loo howlgeliyay adeegyo sida Iskuullo, isbitaallo, leyrar, biyo, maxaakiim iyo qaar kale oo ay adkeyd in ay dadku helaan xiliigii ay ku hoos jireen Argigixisada.

Dhanka kale, Mudane Ahmed Moallim Fiqi waxaa soo qaatay Heshiiskii mashada ee Golaha Wadatashiga Qaran (NCC) oo ilaa 5 gaarayay oo ahaa baahinta fedelaaleynta sida qeybsiga awoodaha, doorashooyinka oo waqtiyeysan iyo guud ahaan qaab dhismeedka Federaalka ah oo fursad u noqon karta dowlad dhiska.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya waxaa uu dul istaagay Hannnaanka Dhab u heshiisin qaran oo hannaan mideysan oo Dib u heshiisiin, isaga oo bogaadiyay dowlad goboleedyada ay ka socdaan howlaha dhab u heshiisiinta. Waxaa kale oo uu soo qaatay in Wasaaraddu ay hirgelisay Nidaamka hagidda iyo khariideynta khilaafyada oo sahlaya kahortag iyo yareynta colaadaha iyo kobcinta dhaqanka nabadda iyo wada noolaashiyaha

Arrimaha uu Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi uga Hadlay khudbadiisa waxaa ka mid ah;  Hannaanka Aqoonsiga Qaran iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo fursaha looga baxayo garan waaga, Laguna helayo xuquuqaad dastuuri ah iyo sida uu uga qeyb qaanayo xasillinta.

Ugu dambeyntii, mudane Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya si loo joogteeyo horumarada laga gaaray dowlad dhiska, waxaa uu hoosta ka xariiqay baahida loo qabo taagerada beesha caalamka ee qorshayaasha xukuumadda ee 2024-ka.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Muqdisho,(SONNA):- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta iyo Akademiyada Goboleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirada Warfaafinta iyo Maaliyadda XFS oo Kormeeray xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada

Wasiirada Warfaafinta iyo Maaliyadda xukuumada federaalka soomaaliya ayaa manta Kormeer shaqo ku tagay xarunta golaha murtida iyo madadaalada ee magaalada…

Wararka
November 17, 2020

Guddoomiye Madaale oo ka qeybgalay sanad guurada 11-aad ee dib u aas-aasida Waaxda Gurmadka

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xuska…

GudahaWararka
December 26, 2023

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Mudug(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanada Murcudka, Wadaariq,Faarax Aadan,Bacadka iyo deegaano kale oo hoos taga…

GudahaWararka
August 15, 2025

Guutaale“Shacab iyo siyaasiyiinba waan u diyaar garownay howlgalka dib u xorreynta Ceelbuur” (WARBIXIN)

Muddo 15 sano ayay Argagixisadu gumeyn, silac, dulleyn iyo sumcad dil ku hayeen Ummaddeenna, dhulkeena iyo diinteenaba.  ,marka in lala…

GudahaMaqaallada
August 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023