Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wafdi ka socda wasaaradda shaqada oo socdaal ku jooga Pakistan
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wafdi ka socda wasaaradda shaqada oo socdaal ku jooga Pakistan
GudahaWararka

Wafdi ka socda wasaaradda shaqada oo socdaal ku jooga Pakistan

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: April 21, 2025
2 Min Read
Share

Islamapad (SONNA): Wafdi heer sare ah oo ka kooban 17 xubnood kana socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Soomaaliya ayaa booqasho rasmi ah oo shan maalmood ah ku jooga dalka Pakistan. Wafdigan oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee wasaaradda, Mudane Yussuf Wadani, ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyay Guddoomiyaha Barnaamijka BISP, Senator Rubina Khalid, iyo Dr. Tahir Noor.

Booqashadan oo uu Bangiga Adduunka taageerayo, ujeeddadeedu waa is-weydaarsi aqooneed iyo barashada waayo-aragnimada barnaamijka BISP ee taageerada bulshada. Gaar ahaan, wafdigu wuxuu diiradda saarayaa dhinacyada muhiimka ah ee soo socda:

Nidaamka Isdiiwaangelinta Mideysan (USR):

Waa hab casri ah oo lagu mideynayo diiwaangelinta dadka danyarta ah ee u baahan taageero, si loo helo xog midaysan oo ay ku jiraan dhammaan qoysaska ka faa’iideysanaya barnaamijyada bulshada.

Hal-abuurnimada Tiknoolajiyadda:

Waa dadaal hal-abuur oo dhanka tiknoolojiyadda ah, si loo xoojiyo loona dedejiyo adeegyada taageerada bulshada, iyada oo la hirgelinayo nidaamyo dijital ah oo hufan.

Barnaamijyada Cusub sida Benazir Hunarmand: Barnaamijka Benazir Hunarmand waa hindise cusub oo lagu horumarinayo xirfadaha ka faa’iideystayaasha BISP, si loo kordhiyo fursadaha shaqo iyo isku-filaanshahooda mustaqbalka.

Agaasimaha Guud ayaa uga mahadceliyay Dowladda Pakistan iyo madaxda BISP soo-dhoweynta diirran ee ay u fidiyeen wafdiga. Wuxuu sidoo kale tilmaamay in booqashadan shanta maalmood ah ay tahay fursad qiimo leh oo lagu xoojinayo xiriirka iyo is-dhexgalka labada dal.

Wafdiga Soomaaliyeed ayaa loo soo bandhigay sharaxaad qoto dheer oo ku saabsan nidaamyada BISP. Waxay muujiyeen xiise gaar ah in Soomaaliya ay ka faa’iideysato farsamooyinka iyo hababka wanaagsan ee ay goob-joog ka ahaayeen.

Ugu dambeyntii, Agaasimaha Guud wuxuu carrabka ku adkeeyay sida ay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada uga go’an tahay in waayo-aragnimada iyo casharrada laga baranayo booqashadan lagu dabaqo geeddi-socodka horumarinta barnaamijyada taageerada bulshada ee Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka Xoogga oo gacanta ku dhigay Xubin katirsan khawaarijta oo falal Amni dari ka geysanayay Kismaayo

Muqdisho(SONNA);-Ciidanka kumaandooska Danab ee ku sugan Magaalada kismaayo ayaa gacanta ku dhigay Abshir Mowliid Axmed oo katirsan khawaarijta. Abashir Mowliid…

GudahaWararka
October 29, 2023

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Muqdisho-(SONNA)-Isxaaq Cabdiraxmaan Maxamed oo magaciisa Afgarashada Kooxda khawaarijta loo yaqaan (Muscab) ayaa isku soo dhiibay qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga…

GudahaWararka
March 29, 2023

Dood la xiriirtay maareynta cudurka Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho.SONNA...Qaar kamid ah dhaqaatiir iyo xeel-dheerayaal caafimaad ayaa xalay Magalada Muqdisho ku qabtay dood wadaag ku saabsaneyd maaraynta dhibaatooyinka ka…

Gudaha
July 5, 2024

Ra”iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF

New York(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee…

GudahaWararka
September 23, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023