Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
GudahaWararka

Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb galay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

By Abdulkadir
Last updated: September 28, 2024
2 Min Read
Share

New york((SONNA);- Wafdi ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo ka qeyb gakay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee looga hadlayay Khatarta ka dhalata Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah.

Wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo uu ugu horeeyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr Mohamed Hassan Mohamed Bulaale iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Guuleed Abdijalil Sheikh Ali ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Kulanka Guud ee Qaramada Midoobay ee sanadkaan oo looga hadlaayay khatarta caafimaad ee adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah, Kulanka oo uu furay Madaxweynaha Golaha Guud Mr. Philemon Yang ayaa waxaa lagu ansixiyay siyaasadda ka hortaga khatarta adkeysiga ldaawooyinka jeermis dilaha ah, kulanka oo ay sido kale goob joog ahaayeen Xoghaye ku xigeenka Qaramada Midoobay Mr Aamina, Xoghayaha guud ee hey’adda Caafimaadka aduunka Dr Tedros Adhenom, Xoghayaha hey’aha deegaanka aduunka Ms. Inger Andersen, Xoghayaha Hey’adda Caafimaadka Xoolaha Dr Emmanuelle Soubeyran, iyo Xoghahaya hey’adda cunada aduunka,

Xoghaye ku xigeenka qaramada midoobay Mr Aamina oo ka hadashay kulanka ayaa ku boorisay dalalka aduunka inay qaadaan taalaabooyin wax ku ool ah ee wax looga qabanaayo khatarta adkeysiga daawoiyinka jeermis dilaha ah,

Sido kale Xoghaya guud caafimaadka aduunka Dr Tedros Adhenom ayaa ku nuux nuuxsaday sida lama huraan u tahay in dadaal wadajir ah aduunyado sameyso si khatartaan looga badbaadiyo jiilalka soo socdo,

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Guuleed Abdijaliil oo khudbad ka jeediyay ayaa sharaxay dadaalada Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ee ay wax uga qabanayso sidii looga hortagi lahaa khatarta ka dhalata Adkeysiga daawooyinka jeermis dilaha ah,

Ugu danbeyn Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo isna ka hadlay ayaa ka dalbaday aduunyada in Soomaaliya laga taageero sidi ay wax ugu qaban laheed khatarta ka dhalata Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah,

Ugu danbeyn shirka ayaa lasoo gababeeyay iyadoo la isku waafaqay in la dhaqan galiyo siyaasadda ka hortaga khatarta Adkeysiga Daawooyinka Jeermis dilaha ah ee Sanadkaan looga hadlay shirka golaha guud ee qaramada midoobay.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay lataliyaha arrimaha ciidamada

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu…

GudahaWararka
August 26, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loogu soo dhaweeyey Magaalada Nairobi

Nairobi, SONNA :-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi…

GudahaWararka
May 6, 2024

Wasaaradda warfaafinta oo tababar u soo gabangabaysay 40-xubnood oo ka socda hay’adaha dowladda

Muqdisho (SONNA): Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo aqoon isweydaarsi ku saabsan xiriirka Warbaahinta iyo Maareynta shirarka…

GudahaWararka
December 3, 2024

Muqdisho oo maanta dib loo furayo in ka badan 50 wado oo u xirnaa sababo Amni

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka dib u furaysa qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo sanadihii u dambeeyey u…

GudahaWararka
October 4, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023