Wafdi ka socday dowladda Qadar ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Balal Maxamed Cismaan iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan DFS.
Wafdigan oo ka soo kicitimay Magaalada Doxa ayaa soo maray Magaalada Hargeysa.