Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Wafdi ka socda Dowladda Masar oo soo gaaray Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Wafdi ka socda Dowladda Masar oo soo gaaray Muqdisho
GudahaWararka

Wafdi ka socda Dowladda Masar oo soo gaaray Muqdisho

By Dahir Aadan Cali
Last updated: April 13, 2025
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Wafdiga ka socda Dowladda Masar oo uu hoggaaminayo Axmed Cali Towfiiq Ibraahim Lutfi, Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha gudaha Masar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas  oo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga XFS, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, u qeybsamaha Arrimaha Carabta ee Wasaaradda Amniga, iyo saraakiil ay ka mid yihiin Jeneraal Maxamed Maxamuud Garaar, Jeneraal C.kariin Macalin Xuseen ayaa Garoonka diyaaradaha Abadan Cadde si diiran wafdiga ugu soo dhoweeyay.

Munaasabad kooban oo lagu wareejinayay agabka ciidanka ay ku deeqday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Masar oo uu hadal ka jeediyay Axmed Cali Towfiiq Ibraahim Lutfi, Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha gudaha Masar oo ka mahadceliyay Soo dhoweynta ayaa sheegay inuu fariin ka sido madaxda dalka Masar,wuxuuna sheegay in ujeedka imaanshihiisa uu qeyb ka yahay xoojinta amniga iyo la-dagaallanka argagixisada ay muujineyso aragtida madaxweynaha Masar.

Wuxuu xusay in Dowladda Masar qeyb weyn ay ka qaadatay tayeynta iyo tababarada saraakiisha ciidamada xoogga dalka, isagoo xusay in wejiga koowaad ee tababarada oo la bilaabay 224-loo, tababar la sii yay 100-ka mid ah saraakiisha ciidamada Soomaaliya,islamarkaana ay bixisay 40 ka mid ah koorsooyinkan la siiyay ciidamada booliiska, sidoo kale, Axmed Cali Towfiiq Ibraahim Lutfi, isagoo wuxuu tilmaamay inuu jiro wejiga labaad oo la qorsheynayo in Tabatha’s Masaari ahi loo soo diro dalka si ay uga qeyb qaataan howlaha lagu ballaarinayo tababarka ciidanka Soomaaliyeed oo la gaarsiinayo ikaa 200.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Maxamed Cali Xagaa oo ka hadlay soo dhoweynta ayaa sheegay in Soomaaliya ay tahay sida dalkooda Labaad, isagoo muujiyay in taageeradan ay muujineyso iyo xiriirka walaalnimada ku dhisan ee soo Jordanian ee u dhaxeeya Masar iyo Soomaaliya, wuxuuna sheegay in shacabka Soomaaliyeed ku faraxsan yihiin taageeradooda xasillinta amniga gudaha ee dalka taasi oo ay ka mid tahay taageerada dhinaca tababarka ciidamada iyo qalabka ciidamada intab.

Munaasabadda wareejinta agabka oo goob joog ka ahaayeen Safiirka iyo Qunsulka Dalka Masar ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho Maxamed Albazi iyo Maxamed Fowzi Masar,iyadoo uu Wasiiru Dowlaha Amniga XFS Maxamed Cali Xagaa oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga XFS Yuusuf Cali Maxamed iyo Jeneraal Maxamed Maxamuud Garaar ay guddoonsiiyeen wafdiga Masar haddiyado ay ugu talo gashay Wasaaradda Amniga XFS wafdigan oo y keentay diyaaradda Egypt Air ayaa dib ugu laabtay dalkooda Hooyo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Uganda oo mar kale la doortay

Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada hadal taleefan la yeeshay Madaxweynaha dib loo…

GudahaWararka
January 21, 2026

Sidee ayey Dadku uga faa’iideystaan Baraha Bulshada?

Baraha bulshada waxay ka mid yihiin adeegyada dhinaca teknolojiyada ee dhowaan ku soo biiray caalamka ,kuwaas oo yeeshay saameynta ugu…

MaqaalladaWararka
July 18, 2020

Wasiir Roobow: Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa ogaada Xajku dalxiis ma ahan

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo magaalada Makkah Almukaramah kula kulmay Ma'suuliyiinta shirkadaha adeegga Xajka iyo…

GudahaWararka
June 10, 2024

Shirka looga hadlayo Isbaddelka Cimillada oo maanta ka furmaya Addis Ababa

Addis Ababa – Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa maanta ka furmaya shirka looga hadlayo isbeddelka cimilada iyo…

GudahaWararka
September 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023