Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Waa la soo hoobanayaa (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Waa la soo hoobanayaa (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

Waa la soo hoobanayaa (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: November 22, 2023
7 Min Read
Share

Khawaarijta waxaa ku socda burbur iyo kala firxad, taasi maxaa u sabab ah? Waxaa u sabab ah kadib markii cadaadis uga yimid Xoogagga isbiirsaday ee kala ah Ciidanka Dowladda, kuwa Deegaanka ee Macaawisleeyda iyo saaxiibada caalamaka oo dagaal adag kula jira iyo waliba kuwii u adeegi jiray oo iasa soo dhiibaya, islamarkaana dagaalkaasi oo daba dheeraaday iyo go’doomin lagu sameeyay Khawaarijta ku sugan Deegaannada Galguduud, arrimhaasi oo is biirsaday ayaa loo aaneynayaan kala firxadkooda, waxaana jira isa soo dhiib ay isu soo dhiibayaan gacanta Dowladda oo is leeyihiin meel kale oo aad ku badbaadi kartiin ma leh, waxaana ugu dambeeyay oo shalay ciidanka Dowladda isu soo dhiibay laba Odey oo waxa ay ugu yeeraan Naqiib u ahaa Kooda Khawaarijta ah waxayna kala yihiin Cali Maqane iyo Axmed Cali Gadaf.

Labadaan Horjooge oo howlo badan u qaban jiray, waxaan ku bilaabeynee Axmed Cali Gedaf, waxa uu aad in muddo ah ka tirsanaa Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab, waxaana uu u qaabilsanaa soo ururinta lacagaha baadda ah oo ay u bxsadeen Sakawaatka ee laga qaado Dadka ku dhaqan Deegaannda ku xeeran Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galguduud, waxa uuna isa soo dhiibay Ciidanka Dowladda, kadib markii ay Kooxda Khawaarijtu isaga baxeen Degmadasi iyo hareeraheeda.

Ninka labaad oo ah Cali Maqane waa uu aad ula shaqeyn jiray Kooxda Khawaarijta ah, wuxuuna u qaabilsanaa dhinaca Saadka, sida Hubka iyo waxayaabaha kale ee uu uga soo aruuriyo Beesha uu isagu ka dhashay iyo lacagaha Baadda ah, waxaana la sheegaya in Carruurtiisu kula taliyeen markii Ciidanka Dowladda galeen Magaalada Ceeldheer inuu isu dhiibo Ciidanka Dowladda, islamarkaana ka dalbadaan saraakiisha Dowladda inuusan mar dambe la shaqeyn Kooxda alshabaab, balse waa uu ka diiday Codsiga Carruurtiisu ay ka dalbadeen, wuxuuna u sheegay inuusan diyaar u aheyn inuu isu dhiibo Dowladda.

Hadda Cadaadiska oo ku batay kooxda uu ka tirsanaa iyo dagaaladdii oo daba dheeraaday iyo howlgal lagu soo qabtay xubno isaga la shaqeynayay oo uu ka mid ahaa Cabaas Garoobshe ayay taasi kaliftay inay iyaguna isu soo dhiibaan Ciidanka Dowladda, kadib markii ay ka baqeen in la qabto iyagoo dagaalamaya ama la dilo.

Labadaan Nin waa Cali Maqane iyo Axmed Cali Gadaf’e oo ka mid ahaa Odayaasha sida dhaw ula shaqeeyn jiray Kooxda Khawaariijta ah ee ku sugan Degmada Ceeldheer iyo Deegaanka Cowswayne ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deegaanka ee howlgalada ka wada Xadka Galgaduud & Shabeellaha Dhexe. Axmed Cali Gadaf waxaa uu  Khawaariijta kala shaqeeyn jiray in uu u keeno Xoolaha Baadda ah oo ay ka doonayaan Dadka ku nool Deegaanka Cowswayne, waxaana uu ka mid ahaa Odayaal dhawaan Khawaariijtu  ku soo bandhigay Deegaankaasi maamlmo ka hor intii aysan gaarin Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaankaasi.

Cali Maqane oo ahaa Ganacsade, islamarkaana in muddo ah u shaqeeynaayay Khawaariijta waxaa uu u ahaa Oday Dhaqameed ama (NAQIIB) waxa ay ugu yeeraan ka soo aruuriyo Xoolaha Baadda ah reerkiis marka ay kooxdu ka dalbato, dhowr jeer oo hore ayuu ka badbaaday weerar ay ku qaadeen Ciidamada dib u xoreeynta Deegaanka, kuwaasi oo ka kala dhacay Deegaannada Cali Yabaal iyo Cowsweyne oo ka tirsan Degmada Ceeldheer.

Firxadka xubnahii la shaqeyn jiray kooxda Khawaariijta ah ayaa yimid ka dib markii howlgalo gaar ah ay Ciidamada Deegaanku ka fuliyeen Degmada Ceeldheer iyo  Deegaano hoostaga, kuwaasi oo lagu soo afjaray xubno muhiim u ahaa Khawaariijta qaarkoodna Nolol lagu soo watay.

Ciidanka deegaanka oo howl ka fulinaayay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa bishii hore soo qabtay Horjoogihii Baadda shacabka u qaabilsanaa khawaarijta magaaladaasi, kaasi oo mudda ku dhuumaaleysanayay deegaankaasi. Horjoogahaasi ciidanka ay soo bandhigeen ayaa lagu magacabaa Cabaas Caraaye {Garoobshe}, waxaana ciidamada oo howlgal ka sameeyay degmada Ceeldheer ay u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan ninkaan oo mudda dhibaato ku hayay shacabka bariga gobolka Galgaduud, waxa uu sheegay mar uu la hadlay warbaahinta in ciidanku ay si wanaagsan u la dhaqmeyn, isagoo xubnaha kale ee wali ka midka ah khawaarijta ugu baaqay in ay isku soo dhiibaan ciidanka xoogga dalka,  si naftooda loo bad-baadiyo, taasi ayaa keentay ayaa la leeyahay inay saaxiibadiis ay isa soo dhiibaan waa Cali Magaqne iyo Axmed Cali Gedaf’e.

Dhinaca kale waxaa soo baxayay kooxo loo bixiyaay Af-khawaarij, oo kuwaasi aad u taageera Kooxda Khawaaijta ah ee Al-shabaab, “Jilib markaad ku tukato salaadda Jimcaha waxaad dareemi xasillooni. Dad aan qaad & daroogo kale qaadanin ayaa kugu garab tukani. Dhulka mooriyaantu maamusho dadka mirqaansan ayaa ku badan”.

Qoraalkan waxaa bartiisa FCB-ga so dhigay Jamaal Cismaan Channel-4 ee Ingiriiska. Ninkaan inuu soo galo dalka Caasimadiisa Muqdisho waa loo diiday, waxaane laga celiyay Garoonka Aden Cadde, bal maleey imisa milyan oo doolar ayuu ka sameyn jiray dicaayad u sameynta Al-Shabaabka?. Ma ogid mana la socotid kuwa Muqdisho ku soo gala inay yihiin Saxafiyiin u shaqeeyo warbaahin Caalami ah, hadane ah Dhagar qabayaal, Jamal caro ba’an oo uu ilaa iyo hadda ka hurdi la’ayahay ayaa Ingiriiska ku heysa, waxaane uga maqan dhaqaale fara badan oo ka soo geli jiray dicaayad u sameynta Khawaarjta Al-Shabaabja.

Ka garo qoraalkiisa waxa uu Mooryaan ku sheegay Dowladda Federaalka Soomaaliya ee garatay dhagartiisa u ku soo shaqeysanayey sanooyin badan, “Jamal ma xishoodo ee waa cabsadaa waayo waxa u soo caayay shalay oo Talaada ah Halyeyadii ka hor istaagtay in dhagar qabe Jamal soo galo Caasimada Qaranka  ee Muqdisho waa Xamdi alle in dadka reer Muqdisho gartaan Dhagar Qabayaasha ugu soo dhuunta magac Saxafi iyo inay meel iska saaraan kuwa u soo saarsan in Muqdisho lagu faafiyo waxyaabo badan oo khaldan”, sidaasi waxaa yiri Axmed Baj oo ka tirsan suxufiyiinta Soomaaliyeed oo u adkeysan waayay Aflagaadada Ninkaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xafladda caleemo saarka Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho.SONNA... Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleemo saaraayey Guddiga labada gole ee…

Gudaha
June 2, 2023

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS oo la kulmay la taliye sare oo ka socday Waaxda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka  

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ku sugan magaalada Minneapolis ee dalka…

Gudaha
October 4, 2024

Ururka Iskaashiga Islaamka OIC oo taageeray Soomaaliya

Banjul-(SONNA)-Shir-madaxeedka 15-aad ee dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Banjul ee Caasimadda dalka Gambia.…

GudahaWararka
May 7, 2024

Dekadda Muqdisho oo yeelatay khad toos ah oo isku xiraya Soomaaliya iyo Shiinaha

Muqdisho-(SONNA)-Dekadda Magaalada Muqdisho waxaa shalay si toos ah ugu soo xirtay markab u rarnaa ganacsato Soomaali ah oo kasoo shiraacday…

GudahaWararka
January 14, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023