Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Waa kuma horjoogaha sare ee Khawaarijtu qarisay dhimashadiisa? (Warbixin).
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Waa kuma horjoogaha sare ee Khawaarijtu qarisay dhimashadiisa? (Warbixin).
Maqaallada

Waa kuma horjoogaha sare ee Khawaarijtu qarisay dhimashadiisa? (Warbixin).

By Dahir Aadan Cali
Last updated: July 30, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNNA):- Jab waliba oo ay qariyaan Khawaarijta, baaris ka dib, waxaa soo bandhigta warbaahinta qaranka.

Markan waxaan idin haynaa horjooge Khawaarijtu ay qariyeen dhimashadiisa, waa kuma horjoogahaas?.

Horjoogahan waxaa lagu magacaabi jiray Xasan Dheere, wuxuu ku dhintay howlgal gaar ah oo ka dhacay bannaanka deegaanka Cows-weyne ee gobolka Galguduud.

Horjoogahan waxaa la dilay 20-kii Janaayo, 2023, warbixino laga helay gudaha Khawaarijta, waxaan ku ogaanay horjoogahan in lala dilay in ka badan 30-maleeshiyaad ah oo isaga la socday iyo horjoogayaal hoose.

Xasan Dheere, Kumuu ahaa?, Xasan Dheere, wuxuu ahaa horjooge Khawaarijta u qaabilsan gaadiidka guud ee ay dadka ku dhibaateeyaan. Horjoogahan ayaa ka soo jeedo degmada Guraceel ee gobolka Galgaduud.

Ilo wareedyo aan helnay, waxay sheegayaan in ay si aad ah isugu dhowaayeen horjoogaha Khawaarijta u qaabilsan caafimaadka oo lagu magacaabo Xasan Rooti,waxaana la sheegay in ay u dhaxday gabadh uu dhalay Xasan Rooti horjoogaha la khaarijiyay ee lagu magacaabi jiray Xasan Dheere.

Xasan Dheere, waxaa lagu tilmaamay inuu ahaa nin ku ad-adag inuu fuliyo amarada horjoogayaasha ka sareeyo,isagoo lagu tilmaamay inuu ahaa mid aan waxba ka garaneyn Diin iyo Maaddi midna.

Horjooge Xasan dheere inta aan lagu khaarijin bannaanka deegaanka cows-weyne ee gobolka Galguduud, waxaa la sheegay inuu halkaas u gaaray abaabulidda gaadiid iyo maleeshiyaad halkaas ku sugnaa oo ugu dambeyn howlgalkaas lagu soo gaba-gabeeyay.

Horjoogayaasha sar-sare ee Khawaarijta ayaa ka samri la’, horjoogahan lagu magacaabi jiray Xasan Dheere, waana taas midda keentay in ay bulshada ka qariyaan geer

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

QM oo garab istaag u muujisay Dowladda Soomaaliya (WARBIXIN)

Qaramada Midoobay sida saxda ah waxaa lagu magacaaboย "Ururka Qaramada Midoobay", waa urur caalami ah oo ka dhexeeyaย Dalalka Adduunka,ย kaasi fadigiisuย yahay caasimadaย New…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
April 11, 2023

Qaar ka mid Goobaha lagu barto Qur’aanka Kariimka oo dayac fara badan uu ka muuqdo (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Aaska-aaska nolosha carruurnimada Soomaalida waa waxa ay waligeedbaย  ahayd mid barashada Qurโ€™aanka Kariimka muhiimad gaar ah lagu siiyo, waana…

Maqaallada
March 12, 2023

Soomaaliya Cadowgeeda koowaad waa Xabashida (WARBIXIN)

Cadowtinimada Soomaalida iyo xabashida waa mid soo soo jireen ah, waxa uuna ka soo bilowday Qarniga 15-aad, waxaana halganka Shumaca…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
September 1, 2024

Cali Geeddi โ€œwaxay isku qaldayaan Xasan Sh. iyo Qarankaโ€ (WARBXIN)

Geeddi socodka siyaasadeed ee Soomaaliya waa mid la sii jaangooyay tan iyo 2060-ka, shalay ayaana waxaa magaalada Muqdisho lagu daahfuray…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
November 28, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023