Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
    Ciidanka Xoogga iyo Saaxiibada Caalamka oo Jubbada Dhexe  ku dilay maleeeshiyaad khawaarij ah
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Ururka Dalxiiska Adduunka oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Agaasimihii hore ee Dalxiiska Cabdirisaaq Cabdullaahi
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Ururka Dalxiiska Adduunka oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Agaasimihii hore ee Dalxiiska Cabdirisaaq Cabdullaahi
Wararka

Ururka Dalxiiska Adduunka oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Agaasimihii hore ee Dalxiiska Cabdirisaaq Cabdullaahi

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 18, 2020
1 Min Read
Share

Madrid (SONNA) War qoraal ah oo ka soo baxay ururka Dalxiiska Adduunka (UNWTO) oo xarun ku leh magaalada Madrid ee caasimadda Dalka Spain oo Nuqul kamid ah ay heshey Wakaaladda (SONNA) ayaa looga hadlay geeridii ku timid agaasimihii hore ee waaxda Dalxiiska wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya,marxuum Cabdirisaaq Cabdullaahi Cabdi,oo ku shahiiday weerar argagixisadu ay ka geysteen Liido.

Waxay uga tacsiyadeeyeen mas’uuliyiinta wasaaradda,ehelada iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay marxuum Cabdirisaaq.

“Dalxiisku waa qeyb muhiim ah,Malaayiin dad ah ayaa noloshooda ku maareeya oo ku tiirsan,weerarada nuucan ahna kaliya ma ahan xadgudub ka dhan ah sharafta iyo karaamada Aaadanaha,balse sdioo kale waa jariimo ka dhan ah dhaqaalaha,taasi oo ka imaanaysa burburinta hantida dadweynaha iyo dhismayaasha”.

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Warfaafinta Aadan Isaaq Cali Wafdin uu hoggaaminayay oo uu qeyb ka ahaa Cabdirisaaq ayaan la kulanay,oo shir maalgashi ah nagala qeybgaleen”. ayaa lagu yiri qoraalkaasi ka soo baxay ururka Dalxiiska Adduunka ee QM.

Ururka ayaa sheegay in ay wadashaqeyn fiican la lahaayeen waaxda Dalxiiska Soomaaliya,iyagoo muujiyay muhiimadda ay leedahay in halkaasi laga sii amba qaado,waxayna u rajeeyeen dadka Soomaaliyeed ee isbitaalada ku jira in ay dhaqsi bogsoodaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid…

January 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Baarlamaanka warbixin u gudbin doona

Muqdisho (SNNA) - Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankooda warbixin uga dhageystaan Guddiga Madaxa…

Wararka
December 14, 2019

Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge sare oo ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka xoogga dalka oo maanta howlgal ka sameeyay tuulooyin hoos yimaadda degmada Baardheere, ayaa bur buriyay saldhigyo argagaxisada Alshabaab…

Wararka
January 12, 2021

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo daahfuray shirka xiriirinta dedaallada dowladaha hoose+Sawirro

Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxwayne kuxigeenka Galmudug ahna kusimaha madaxwrynaha mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daah furay shirka xiriirinta dedaalada dowladaha…

GudahaWararka
September 23, 2021

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Sucuudiga iyo Soomaaliya

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyay kulan dhexmaray Dowladda Federaalka…

GudahaWararka
January 15, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023