Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar
    January 10, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarriga ka jaray baarkin cusub oo uu yeelanayo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde
    January 10, 2026
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xaqiijiyey in hawgaladii u dambeeyey lagu dilay 150 ka tirsan khawaariijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xaqiijiyey in hawgaladii u dambeeyey lagu dilay 150 ka tirsan khawaariijta
GudahaWararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xaqiijiyey in hawgaladii u dambeeyey lagu dilay 150 ka tirsan khawaariijta

By SB
Last updated: December 19, 2022
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)-150-ka tirsan Maleeshiyada khawaariijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay deegaan qiyaastii 30-KM dhanka Bari kaga beegan degmada Aadan Yabaal iyo Masjidka Cali Guduud ee gobolka Sh/dhexe, howlgalo ciidan oo socday muddo todobaad ah sida uu Warbaahinta qaranka u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Xoogga Dal Generaal Odowaa Yuusuf Raage.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegay in Al-Shabaab ay jab weyn ku gaarsiiyeen howlgalka, isagoo sheegay in argagixisadu ay u maleeyeen in ay ku baxsan doonaan dhulka howdka ah ee gobolka balse looga daba tegay.

โ€œWaxaan ku dilnay in ka badan 150 ka tirsan Al-Shabaab intii uu socday howlgalka toddobaadkan, waxaan ku dilnay meel 30 km bari ka xigta magaalada Aadan Yabaal 50 ka mid ah argagixisada, in ka badan 100 kalena waxaan ku dilnay agagaarka Masjidka Cali Guduud ee isla gobolka, ciidamada XDS oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa xoojiyay la dagaalanka argagixisada. ayuu yiri Taliyaha Xoogga.

Ciidamada XDS oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macawisley ayaa afartii bilood ee la soo dhaafay Al-Shabaab ka saaray deegaano badan oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo dhambaal taageero ah u dirtay Dowladda Qatar

Muqdisho(SONNA):-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujinaysaa walaac qotada dheer oo ku aaddan khasaarihii soo gaaray Safaaradda…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Itoobiya

Addis ababa(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo…

GudahaWararka
February 17, 2023

Ra”iisulwasaaraha XFS oo la taliyaha arrimaha carabta u magacaabay Abubakar Bashiir

Muqdisho(SONNA):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Abubakar Bashiir Maxamed inuu noqdo La-taliyaha Sare…

GudahaWararka
February 20, 2025

Ciidanka Booliiska oo soo bandhigay rag ku eedeysan burcadnimo

Muqdisho(SONNA):-Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib ย gacanta kusoo dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha…

Wararka
April 2, 2023

Wasiiru Dowlaha Beeraha XFS oo dalka Siri Lanka kula kulmay madax iyo masโ€™uuliyiin kale

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabkaย Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamedย oo ka qaybgalaya shirwaynaha ka socda Dalka-Siri Lanka, ayaa shir doceed kula…

Gudaha
May 8, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023