Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowlad Goboleedka K/Galbeed oo abbaalmarin dallacaad ah u fidiyay saraakiil boliis ah
    January 8, 2026
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay waddo cusub oo laga hirgalinaayo Jamhuuriya
    January 8, 2026
    Shirkado kamid ah kuwa wax-soo-saarka beeraha oo la siiyay lacago maalgalin ah
    January 8, 2026
    Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddoomiyey shirka guddoomiyaasha degmooyinkooda
    January 7, 2026
    Wasiir Fiqi oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Gorgor
    January 7, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya 
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya 
GudahaWararka

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya 

By shiine Shiine
Last updated: October 26, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon,S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya waxay a wadda hadleen Sara u qaadista tababarada ay siiyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar haan Kumaandooska Danab iyo Qalabeyntooda.

kulankan ay yeesheen taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo siihayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa imaanay xilli ay dowladda Soomaaliya ay wado dagaal ka dhan ah maleeshiyada Khawaarijta ee Al shabaab oo looga saarayo deegaanada ay ku harsan yihiin.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowlad Goboleedka K/Galbeed oo abbaalmarin dallacaad ah u fidiyay saraakiil boliis ah

Qaar kamid ah maamulka Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed ayaa xalay ka qeybgalay xaflad lagu munaasaayey…

January 8, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)

Muqdisho (SONNA):– Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta soo bandhigtay wada-tashiga qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda Qaran ee Jiilka Shanaad (National 5G Strategy).…

GudahaWararka
September 18, 2023

Wasiirka dhallinyaradda iyo Ciyaaraha ee XFS oo ka qeyb-galay doodda tallo-wadaag oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada ee dowlad

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka qeyb-galay doodda tallo-wadaag oo looga hadlayay…

GudahaWararka
January 12, 2023

Wasiirka Amniga Gudaha iyo Saraakiisha ciidanka oo kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee XFS Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyidiin, Taliyaha…

GudahaWararka
October 27, 2024

Wasiirka cadaaladda Jabuuti oo qaabilay danjiraha Falastiin ee Jabuuti

Djibouti (SONNA): Wasiirka cadaaladda dalka Jabuuti mudane Cali Xasan Bahdoon ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Falastiin u fadhiya dalka…

GudahaWararka
November 21, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023