Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Tababarkii ugu horeeyay ee Maaliyadda Cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
    December 14, 2025
    Shir Dib-u-Eegis loogu sameynayo xaaladda amni ee gobolka oo ka socda Muqdisho
    December 14, 2025
    Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay Madaxa Fulinta Shirkadda Abu Dhabi Ports Group
    December 14, 2025
    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta qaatay Kaarka Codbixinta Doorashada
    December 14, 2025
    Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii hore ee Puntland
    December 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Taliyaha Ciidanka dhulka oo sheegay in ay laba laabi doonaan howlgallada lagu baacsanayo khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha Ciidanka dhulka oo sheegay in ay laba laabi doonaan howlgallada lagu baacsanayo khawaarijta
GudahaWararka

Taliyaha Ciidanka dhulka oo sheegay in ay laba laabi doonaan howlgallada lagu baacsanayo khawaarijta

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 27, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka dhulka Gen; Dayax Cabdi Cabdulle ayaa safar kormeer iyo dhiiri gelin Ciidanka ah ku tagay Saldhigga Ciidamada Xoogga dalka degmada Afgooye eeย  gobolka Shabeellada hoose.

Taliyaha Ciidanka dhulka Gen; Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha iyo Ciidanka Qaranka ee ku sugan degmada Afgooye, isagoo ka xog waraystay Sugitaanka amniga degmada iyo deegaannada ku xeeran.

Abaanduulahaย  qeybta 12-ka April gaashaanle sare ; Warsame Maxamed Diiriyeย  ayaa Taliyaha Lugta warbixin ka siiyay Shaqada Ciidamadu ka hayaan deegaannada hoos yimaadda Afgooye oo ay jab xooggan ku gaarsiiyeen Khawaarijta duulaanka ku ah nafta iyo maalka dadka Soomaaliyeed.

Abaanduulahaย  qeybta 12-ka April gaashaanle sare ; Warsame Maxamed Diiriyeย  ayaa ballan qaaday In ay joogtaynayaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta isla markaana ay diyaar u yihiin in ay ka sifeeynayaan deegaannada ay gobolka shabeellada hoose kaga dhuumaalaystaan.

Taliyaha Ciidanka dhulka Gen; Dayax Cabdi Cabdulle oo Saraakiisha iyo Ciidanka ku dhiirri galiyay jihaadka xoreynta dalka ayaa waxa uu faray in ay u diyaar garoobaan sidii loo soo afjari lahaa Khawaarijta nafla caariga ah.

Sidoo kole Taliyaha Diidanka dhulka Gen: Dayax Cabdi Cabdulle ayaa bogaadiyay guulaha isdaba joogga ah oo ay Ciidamada Qaranku kasoo hooyeen howl-gallada lagu baacsanaayo Khawaarijta.

Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa furimaha hore ayaa waqti badan la qaadanaya Ciidamada jiidaha ku sugan, waxaana socda diyaar garoowga dagaalka looga xoreynaayo Khawaarijta ku dhuumaalaysanaysa deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Tababarkii ugu horeeyay ee Maaliyadda Cimilada oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho,(SONNA):- Sanduuqa Qaranka ee Cimilada Soomaaliya (NCF) ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay tababarkii ugu horreeyay…

December 14, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa Macawisleyda ee ku jira Isbitaallada Muqdisho

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada…

GudahaWararka
February 9, 2025

Madaxweyne Xasan sheekh oo gaaray Ankara

Ankara(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Antalya ee dalka Turkiga halkaas oo uu uga qaybgali…

GudahaWararka
April 11, 2025

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

Bakool(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan geesiyaasha ka tirsan Ururada 93-aad iyo 96-aad ee Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad, ayaa howlgal…

GudahaWararka
July 4, 2025

Wasaaradda Maaliyadda oo soo bandhigtay Qorshaha Horumarinta Dhaqaalaha iyo Maaliyadda

Muqdisho (SONNA) Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo looga hadlayay arrimaha mudnaanta…

GudahaWararka
December 25, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023