Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo SONNA uga warramay shir uu uga qeybgalay Qatar+sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo SONNA uga warramay shir uu uga qeybgalay Qatar+sawirro
Wararka

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo SONNA uga warramay shir uu uga qeybgalay Qatar+sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 24, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed  oo ku sugan magaalada Dooxa ee caasimadda Dalka Qatar ayaa shir muhim ah uga qeybgalay dalkaasi Qatar,isagoo sidoo kale  kulamo la yeeshey madaxda sare iyo saraakiisha dalkaasi.

Sida uu Wakaaladda Wararka (SONNA) uu u sheegay S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed,wuxuu ka qeybgalay shirka taliyeyaasha ciidamada booliiska dalalka Carabta oo Soomaaliya ay kujirto,waxaan ay ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin sidii ay u xoojin lahaayeen wadashaqeynta talisyada booliiska wadamada Carabta.

Dhanka kale shirkaasi waxaa qeyb ka ahaa ciyaartooy ka kala socotay ciidamada booliiska wadamada kaladuwan ee carabta,kuwaasi oo ka qeybgalay tartamo kaladuwan oosoomaaliyana koxdii ka socotay ciidanka booliiska ay kaalin wanaagsan ka galeen.

“Waxaan la kulanay wasiirka arrimaha gudaha ahna raiisul wasaaraha dalka Qatar, Al-sheekh Abdalla Bin Nasir Bin khaliifa Aala-Taani oo si rasmi ah u furay shiirka taliyeyaasha iyo cayaartooydii ka socotay wadamada carabta ciidamadoodi booliiska,aniga iyo 6 ciyaartooy ah oo ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaan ka qeybgalnay shirka taliyeyaasha ciidamada booliiska Dalalka Carabta,kaalin fiican ayayna taratanka ka galnay”. Ayuu yiri taliye Xijaar oo la hadlay wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA).

Tartankan oo inta badan u dhexeeya ciyaartooyda kujirta ciidamada booliiska dalalka Carabta oo ay Soomaaliya kamid tahay ayaa lagu soo bandhigaa noocyo kaladuwan ee ciyaaraha sida Oradka,kubadda cagta iyo kuwo kale,waana markii ugu horeysay oo Soomaaliya ay ka qeybgasho tartanka nuucaasi ah.

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa dadaal xooggan ugu jiraa sidii horumar looga sameyn lahaa xiriirka wada shaqeeneed iyo midka iskaashi ee uu kala dhexeeyo talisyada kaladuwan ee ciidamada booliiska wadamada Carabta.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya’adda Socdaalka

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga oo Agaasime KMG ah u magacaabay haya'adda Socdaalka Wasiirka Amniga XFS Dr Maxamed Cali Doodishe ayaa Mudane Axmed…

GudahaWararka
July 8, 2023

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta

Muqdisho,(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay…

GudahaWararka
September 22, 2023

Guddoomiyaha Guddiga BJFS u qaabilsan saaxiibtinimada Baarlamaanka Turkiga oo ka qeyb gashay Tartanka HACK4SOMALIA 2025

Muqdisho,( SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Baarlamaanka Turkiye Xildhibaan Qaali Cali Shire oo ka qeyb gashay…

GudahaWararka
July 20, 2025

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee dalka oo ka qaybgalay saxiixa shirkadaha ku guulaystay dhismaha waddooyinka Muqdisho

Muqdisho (SONNA): Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa ka qeybgalay munaasabad…

GudahaWararka
February 11, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023