Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Taliyaha CXD oo sheegay in ay dileen Ajaaniib ka tirsanayd khawaarijta qaarna ay qabteen
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Taliyaha CXD oo sheegay in ay dileen Ajaaniib ka tirsanayd khawaarijta qaarna ay qabteen
GudahaWararka

Taliyaha CXD oo sheegay in ay dileen Ajaaniib ka tirsanayd khawaarijta qaarna ay qabteen

By Aadan Sooyaal
Last updated: May 2, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkii Ceel-qaboobe lagu laayay Malleyshiyaad Ajaanib ah qaarna nolosha lagu qabtay.

Taliye Odawaa ayaa sheegay in Ciidanka xoogga iyo dadka deegaanka oo ku howlgalayay xogo ay horay uga hayeen cadowga ay ku beegsadeen deegaan 30 Km dhanka koofureed kaga beegan degmada Xarardheere, halkaas oo ay khawaarijtu doomo u rarnaa kala degayeen hub iyo agab kale oo ay doonayeen inay Ummadda ku dhibaateeyaan.

General, Odawaa ayaa intaa ku daray in ay halkaasi Ciidanku ku laayeen Malleeshiyaad Ajaaniib ah oo ka barbar dagaallamaysay khawaarijta, qaarna nolosha lagu qabtay, isla markaana laga gubay gaari weyn oo ay kusoo diyaariyeen waxyaabaha qarxa, lagana qabsaday gaadiid dagaal.

“Gaadiidka wuxuu ahaa gaadiid xamuul ah oo waxyaaba ay doomo ku keeneen ay kusoo qaadeen, oo ay rabeen inay ku dhibaateeyaan waxyaabaha qarxa oo ay ka mid yihiin baarruudaha TNT loo yaqaan iyo waxyaabaha la midka ah, gaari weyn oo BG ah oo ay alaabtaas ku sideenna waa la gubay ” ayuu yiri taliyuhu.

Malleeshiyaadka laga dilay argagixisada ee Ajaaniibta ah iyo kuwa la qabtay ayaa xilligaasi uu howlgalka qorsheysan dhacayay waxay ku guda jireen dejinta iyo daabulidda hubka ay doomaha kala soo dagayeen khawaarijta, sida uu taliyuhu sheegay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa intaa raaciyay in aysan jirin wax qasaara ah oo soo gaaray Ciidanka xoogga, kuwa deegaanka iyo dadka shacabka ah ee halkaasi ka dhowaa maaddaama uu howlgalku u dhacay si taxaddar iyo xog agaalnimo ah, feejignaanta ciidankuna ay ahayd mid sarreysa.

Howlgalkan ayaa ahaa mid qorsheysan oo aroornimadii hore ee saaka ka dhacay deegaanka Ceel-qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed ka xiga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen, Odowaa Yuusuf Raage.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga qaban-qaabadda doorashada guddoonka guddiga xallinta khilaafaadka doorashada oo shaaciyey jadwalka doorashada

Muqdisho-(SONNA)-Guddiga qaban-qaabada doorashada gudooonka  ee guddiga xallinta Khilaafaadka doorashada dadban ee  heer federal ayaa shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha. Sida lagu…

GudahaWararka
January 18, 2022

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka qaranka oo tababbar u soo xiray tababbarayaasha hawl-wadeenada diiwaangelinta cod bixiyaha

Muqdisho(SONNA):- Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, oo ay wehlinayaan Gudoomiye ku xigeenka Guddiga iyo qaar…

GudahaWararka
March 20, 2025

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisulwaare Khayre oo Safar Shaqo ugu Amba baxay Qatar

Wafdi uu hogaaminayo Ra’isulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor-dhaweyd Safar shaqo ugu  amba baxay dalka Qatar.…

Wararka
June 26, 2020

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo degaanka Janaale gaarsiisay deeq raashin ah

Marka-(SONNA)-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,  ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose u dirtay Doonyo…

GudahaWararka
March 13, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023