Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Col. Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaari Dhawaan Laga soo dhacay Deeganada Maamulka Puntland kaas Oo lugu heystay Deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug.
Goobta lugu wareejinayayย Gaarigaan ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Shiikh Xasan iyo Dhigiisa Puntland Maxamuud cabdi Nuur iyo Saraakiil Ciidan oo kawada tirsan Maamulada Galmudug iyo Puntland.ย ย ย