Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya
    January 10, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar ย 
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Suldaanka Cummaan oo waraaqihiisa Aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Cummaan Cabdiwali Jeylaani +Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Suldaanka Cummaan oo waraaqihiisa Aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Cummaan Cabdiwali Jeylaani +Sawirro
Wararka

Suldaanka Cummaan oo waraaqihiisa Aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Cummaan Cabdiwali Jeylaani +Sawirro

By Sonna Whiteka
Last updated: March 14, 2020
1 Min Read
Share

Muscat- (SONNA) Suldaanka cusub ee Saldanada Cummaan Haytham Bin Daariq. ayaa aqalka loo arrimiyo dalka cummaan ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee Saldanada Cummaan Mudane; Cabdiwali Cali Axmed (Jeylaani)

Soo dhaweyn kadib Suldaanka Cusub ee Cummaan ayaa waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomiyaye Danjiraha Soomaaliya ee dalka Cummaan.

Danjireย  Cabdiwali Jeylaani ayaa Suldaanka Cummaan ku wareejiyay dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadd Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Danjire Jeylaani iyo Suldaanka cusub ee Cummaan ayaa soo dhawyen kadib ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashi labadaa waddan ee dhinaca Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Siyaasadda.

Suldaanka Cummaan iyo Danjiraha Soomaaliya ee dalkaasi ayaa isla qiray ahmiyada ay leedahay adkeynta xiriirka labada dowladood.

Cummaan waa dal ka mid ah dowladaha Khaliijka oo ku yaala goob istaraatiiji ah waxaana Soomaaliya kala dhaxeeyay xiriir walaalnimo iyo mid ganacsiga oo qota dheerย  gaar ahaan dhoofinta xoolaha, Beeraha iyo Kaluunkeena.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Dowladda Hindiya oo si adag uga hor timid xadgudubka Israa’iil kula kacday midnimada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Hindiya ayaa si adag uga hortimid goโ€™aankii xadgudubka ahaa ee Israaโ€™iil ay ku aqoonsatay…

January 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka.

S/Guuto Axmed Suleymaan Dafle oo ku Geeriyooday Belgium-ka. Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Axmed Suleymaan Cabdalla (Dafle) oo ahaa Wasiirkii…

EnvironmentGudahaWararka
April 10, 2025

116 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga dhaxe ee Xamar & Xabsiga MBCC oo cafis Madaxweyne lagu sii daayay

Muqdisho (SONNA):- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maanta Cafis Madaxweyne kusii daayay 116 Maxbuus oo ku xernaa Xabsiga…

GudahaWararka
March 21, 2024

Wasiir Al-cadaala “DF waxay xayirtay 250- Akoon iyo 70-numbar oo Khawaarijtu lahayd”

Muqdisho.(SONNA):- Dowladda Soomaliya ayaa ku dhawaaqday in Khawaarihtu ay ka xayirtay 250- Akoon iyo 70-numbar oo lacagaha loogu shubi jiray,…

GudahaWararka
January 14, 2023

Afhayeenka Xukuumadda Macalimuu oo dhaawaciisa loo qaaday dalka dibaddiisa

Muqdisho-(SONNA)-Afhayeenka Xukuumadda Mudane Maxamed Ibraahim Macalimuu oo shalay ku dhaawacmay qarax uu fuliyey qof naftii hallige ah ayaa dhaawaciisa loo…

GudahaWararka
January 17, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023