Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Qorshaha dhismaha wadooyinka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo laga shiray
    February 15, 2026
    Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay afar dhaqar-qabe
    February 15, 2026
    Wasiirka Batroolka XFS” Maanta waa maalin taariikhi ah oo aan gaarnay xilliga aan la soo bixin lahayn Kheyraadkeenna”
    February 15, 2026
    Guddoomiye Dr. Maryam Qaasim oo la kulantay Madaxa sare QM ee Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya
    February 15, 2026
    Madaxweynaha JFS” Afrika waa in ay heshaa kursi joogta ah oo Golaha Ammaanka ah”
    February 15, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Sucuudiga oo mar kale caddeeyey sida uu u diidan yahay kala qaybinta Soomaaliya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Sucuudiga oo mar kale caddeeyey sida uu u diidan yahay kala qaybinta Soomaaliya
GudahaWararka

Sucuudiga oo mar kale caddeeyey sida uu u diidan yahay kala qaybinta Soomaaliya

By Mohamud Abdi Diirshe
Last updated: January 13, 2026
1 Min Read
Share

Riyad (SONNA): Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in Sacuudiga uu si adag uga soo horjeedo isku day kasta oo lagu doonayo in lagu dhiso hay’ado ama maamullo isbarbar socda oo ka hor imaanaya midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wadajirka dhulkeeda.

Goluhu sidoo kale wuxuu carrabka ku adkeeyay diidmada Boqortooyada Sacuudiga ee ku aaddan kala-qaybin kasta ama fal kasta oo wax u dhimaya madax-bannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.

Dhanka kale, Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo dhoweysay go’aannada geesinimada leh ee horay uga soo baxay Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka, kuwaas oo si buuxda u taageeraya midnimada, madaxbannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Qorshaha dhismaha wadooyinka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo laga shiray

Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS  Cumar Cali Afrax ayaa guddoomiyay…

February 15, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidamadii Jubbaland ee ku soo biiray Ciidanka Xoogga Dalka oo Darajooyin Ciidan loo xiray

Muqdisho.(SONNA):- Cutubyo ka tirsan ciidamada Dowlad gobolleedka Jubbaland oo dhawaan ku soo biiray ciidanka Qaranka, kuwaas oo dhawaan loo soo…

GudahaWararka
December 7, 2024

howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka socda deegaanno ka tirsan Gaalgaduud

Ciidanka xoogga dalka qeyb-27-aad ayaa howl-gal qorsheysan oo ka dhan ah maleeshiyaad Al-shaab kawada deegaanno ku dhow Bulacle oo woooyi…

Wararka
November 6, 2020

Kalfadhiga saddexaad ee labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo maanta lagu wado in uu furmo

Muqdisho(SONNA):-Waxaa maanta lagu wadaa in uu furmo kalfadhiga saddexaad ee labada gole Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya kaa oo uu furi…

Wararka
May 29, 2023

Taliyihii hore Ciidanka Badda oo Soo dhoweeyey heshiiska Difaaca ee Soomaaliya iyo Turkiye

Muqdisho(SONNA):-Taliyihii hore ee Ciidammada Badda Admiral Faarax Qare ayaa soo dhaweyay heshiiska iskaashiga Difaaca badda ee ay wada galeen soomaaliya…

GudahaWararka
February 22, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023