Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaliya oo ku biiraysa ururka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika ( Faallo)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Soomaliya oo ku biiraysa ururka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika ( Faallo)
MaqaalladaWararka

Soomaliya oo ku biiraysa ururka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika ( Faallo)

By SB
Last updated: January 25, 2023
5 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Shirka qiimeynta Soomaaliya ee ku biiridda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa maanta ka furmay Muqdisho,shirkan ayaa daba socda shir uu horay Madaxweynha JFS uga qeyb galay Magaalada Caruusha ee dalka Tanzania
islamarkaana muhiimad weyn ugu fadhida bulshadda Soomaaliyeed in ay ka kamid noqoto Soomaaliya ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC)

Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan wufuud ka kala socoto 7-da wadan ee Ururka oo gaareysa 50 xubnood,waxa inta uu soconyo shirka looga hadli doonaa sida Soomaaliya uga mid noqon lahaayd ururka (EAC)

Ergeyga Soomaaliya u qaabbilsan ku biiridda ururka EAC Cabdisalaan Cumar Hadliye oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay xubahan guddiga in wada xajood iyo qiimeyn ka dib la samayn doono guddi kasoo baaraan dega, wuxuuna intaa raaciyay in ka Dowlad ahaan ay rajeynayaa in sanadkan gudahiisa ay ku biirto Soomaaliya Ururka AEC,Ergeyga ayaa sheegay in wadammada ka tirsan Ururkan in ay ku biirista Soomaaliya laftooda u tahay muhiim maaddaama aynu dalalkaasi ku leenahay ganacsiyo waaweyn iyo maalgashiyo, qaarkoodna ay ciidamo ka joogaan dalka dano badanna ay innaga dhexeeyaan.

Danjire Hadliye ayaa sheegay inay Soomaaliya ka faaโ€™iidi doonto ganacsiga furan ee kala dhexeyn doona Ummad ku dhow Saddex boqol oo milyan oo ku nool bariga Afrika, iyagoo dhinaca kalana qeyb ka noqon doona la dagaallanka argagixisada oo haatanba dalka ka socda,Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sheegay in shan waddan oo Ururkan ka mid ahi aysan lahayn Bad, sidaa daraadeedna ay mustaqbalka isticmaali doonaan dekedaha Soomaaliya lana samayn doono waddooyin waaweyn iyo khad Tareen si ay badeecaduhu isaga kala gooshaan.

Sidoo kale wasiir dowlaha arrimha dibada Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad)oo ka hadalay shirka ku biiridda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa sheegay shirkaan uu Muhiim u yahay ganacsiga dalka kana soo shaqeeyay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,si Soomaliya uga mid noqoto Ururka Bulshada Bariga Afrika oo ka kooban 7-dal kuwaa xubnno ku socda ay ku sugan yihiin Muqdisho.

Waxa uu sheegay sidoo kale in shirka maanta furmay uu gebogebo u yahay shuruudihii ku xirnaa in ay Soomaaliya ku biirto Ururka EAC

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo horay u gaaray Caruusha-Tanzania ayaa halkaasi uga qeybgalay Shir Madaxeedka 22-aad ee Caadiga ah oo dib loogu xaqiijinayo in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Ururka EAC.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa magaalada Caruusha kaga qeyb galaya shir madaxeedka 21-aad ee caadiga ah ee madaxda dalalka Bariga Afrika, si uu taageero ugu raadiyo sidii Soomaaliya ay uga mid noqon lahayd bulshada Bariga Afrika. Ururkan oo la aasaasay 2000, isagoo isu keenay toddobo waddan oo leh suuq ganacsi oo baaxad leh oo lagama maarmaan u ah dhaqaalaha gobolka, oo ay ku jiraan Tanzania, Rwanda, Burundi, Kenya, Uganda, South Sudan, iyo DR Congo.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ee uu xafiiska qabtay waxaa codsi u gudbiyay ururka Bariga Afrika ee Soomaaliya, balse ururka ayaa ku gacan seyray codsigii Muqdisho ee 2016, Soomaaliya ayaa codsigeedii dib u codsatay 2019-kii xilligii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ashatu Kijaaji, Wasiirka Maalgashiga, Warshadaha iyo Ganacsiga, ayaa ku qaabilay Madaxweynaha Soomaliya, markii uu halkaa gaaray kuwaa oo ka wada hadleyn sidii Soomaaliya ay u daneyneeyso kamid noqoshada Ururkaasi

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa noqotay waddankii ugu dambeeyay ee ku biira ururkan, isagoo si rasmi ah xubin uga noqday bishii Luulyo 2022, waxayna codsatay xubinnimada 2019.

Guul u soo hoyatay Soomaaliya 10 sanadood kaddib,

War murtiyeedka ka soo baxay shir madaxeedka East African Community ayaa waxaa Golaha ururkaas lagu faray in ay dedejiyaan tallaabooyinka ay tahay in aan marno, kaddibna ay warbixin siiyaan Shir Madaxeedka 23-aad ee ururka.

Tan ayaa noqonaysa tallaabo culus oo hore u qaaday dowladda Soomaliya tan iyo March 2012 markii ay xubinnimadiisa dalbatay.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Axmed Haruse ayaa si rasmi ah u furay shirka Hannaanka Xaqiijinta Shuruudaha looga Baahanyahay Soomaaliya ee ku biirista Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika,waxa una sheegay

Ururkaan oo ka kooban 7-dal ayaa soomaaliya hadii ay kamid noqoto wax uu Sara u qaadi doonaan ganacsiga guud ahaan dalka iyo Kobayashi dhaqaale dalka ,madaama Soomaaliya ay u fududaaneyso in kamid noqoto ganacsiyada suuqyada wadamadaasi.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xubno ka tirsan Boliiska AMISOM oo loo xiray tababar la xiriira Jinsiga iyo xuquuqul insaanka+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa 22 Sarkaal oo ka tirsn Boliiska AMISOM usoo gaba-gabeeyay tababar soconayay Sadex…

Wararka
December 6, 2019

Shiinaha oo caalamka ugu baaqay in la horumariyo hannaanka siyaasadda ee Soomaaliya

Ergayga joogtada ah ee dowladda Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhang Jun ayaa ku baaqay in la sameeyo dadaallo lagu…

Gudaha
June 23, 2023

Wasiirka Maaliyadda XFS Dalka Morocco kulama gaar ah kula qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Heyโ€™ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda

Muqdisho:-(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayoย  oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka…

GudahaWararka
October 15, 2023

Wasiirka Warfaafinta ooย xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA);-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Karin…

GudahaWararka
August 11, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023