Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaarada Deegaanka Iyo isbedelka cimilada Marwo Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo hayโada Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ayaa kulan la qaatay Wakaaladaha La aqoonsan yahay iyo Qaramada Midoobay (UN).
kulankan ayaa diirada lagu saaray iskaashiga qaramada midoobe (UN) iyo Dowlada Soomaaliya ee arrimaha is bedelka cimilada iyo Kala Horeysiinta Barnaamijyada Geedi Socodka Hayโada Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ee dalka soomaaliya.