Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Soomaaliya oo xustay Maalinta Boostada Adduunka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Soomaaliya oo xustay Maalinta Boostada Adduunka
Wararka

Soomaaliya oo xustay Maalinta Boostada Adduunka

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 9, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Soomaaliya,Eng; Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in ay heer gaba-gabo ah marayaan dedaallada dib loogu billaabayo dirista Boostada Dalka.

Wasiir Canshuur, oo ka hadlayay munaasabada lagu xusayay Maalinta Boosatada Caalamka iyo 60 guuradii kasoo wareegatay markii ay Soomaaliya xubin ka noqotay Ururka Boostada Adduunka ayaa ku nuux-nuuxsaday in ay dedaallo dheer usoo mareen sidii ay Boostada Soomaaliya ula jaanqaadi lahayd Caalamka intiisa kale.

Eng Canshuur; ayaa intaasi ku daray in Wasaaraddu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo celin lahaa adeegyadii iyo sharaftii ay lahayd Boostada Dalka, isla markaana u noqon lahayd goob loogu soo hagaago adeegyada Boostada casriga ah iyo kuwa Dowladda ee ay muwaadiniintu u baahan yihiin.

Wasiirka ayaa qiray inkastoo ay sii kordheyso adeegsiga Teknolojiyada Adduunka oo dhan, haddana in weli aan laga maarmin kaalinta Boostada, maadaama ay yihiin adeegyo dhamaystiraya hawlaha ay Boostadu u hayso Dadweynaha.

Maalinta Boostada Adduunka waxaa looga dhawaaqay shirweynihii Midowga Boostada Adduunka ee lagu qabtay Magaalada Tokyo ee Dalka Japan Sanadkii 1969-kii,  iyadoo ujeedkuna uu yahay sidii loo kordhin lahaa wacyi-gelinta Dadweynaha ee kaalinta ay Boostadu ku leeyaday horumarka dhaqan-dhaqaale ee Dal kasta.

Soomaaliya ayaa ku biirtay Ururka Midowga Boostada Adduunka 1-dii Abriil 1959-kii, waxaana xilligaasi adeegga Boosto ee Dalka ka shaqeyn jiray in ku dhow 3 kun oo Qof, iyadoo ay meesha ka baxday wixii ka dambeeyay Dowladdii Millitariga ee bur-burtay 1991-kii.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa maalintii labaad galay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ka socda magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo sidii loo…

GudahaWararka
July 30, 2024

Ergayga Madaxweynaha ee wada hadalada Somaliland oo kulan la yeeshay Safiirka Turkiga

Muqdisho (SONNA) Ergayga Gaarka ah Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan muhiim ah la…

GudahaWararka
April 30, 2023

Dowladda Soomaaliya oo hakisay duullimaadyada gudaha ah

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in laga billaabo Axadda berrito ah la hakin doono dhamaan…

Wararka
March 28, 2020

Madaxweynaha Falastiin Oo Soomaaliya Ugu  Hambalyeeyay Maalinta Xornimada Dalka

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Falastiin mudane Maxamuud Cabaas, ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Faramajo iyo shacabka Soomaaliyeed…

Wararka
July 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023