Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Soomaaliya oo soo ceshanaysa doorkii ay ku lahayd Siyaasada Gobolka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Soomaaliya oo soo ceshanaysa doorkii ay ku lahayd Siyaasada Gobolka
Wararka

Soomaaliya oo soo ceshanaysa doorkii ay ku lahayd Siyaasada Gobolka

By Abdulkadir
Last updated: July 10, 2023
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Soomaaliya oo soo Ceshaneysa doorkii ay ku lahayd siyaasadda gobolka iyo xoojinta siyaasadda Arrimaha dibedda. IGAD iyo urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika ma yihiin kuwo saameyn leh oo xalin kara caqabadaha ka jira gobolka.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daauud Aways oo ka qeyb galay Dood lagu qabtay Twitter Space-ka ee Telefashinka Qaranka.

Wasiirka ayaa ka jawaabay su’aala dhowr ah oo intooda badan ku saabsanaa Urur Goboleedka IGAD oo xubin muhiim ah ay ka tahay soomaaliya iyo ururka iskaashiga Bariga Afrika,maxaysa ahmiyad u leedahay Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka?’

Wasiir Da’uud Aweys ayaa Sheegay in ku biirista Soomaaliya ee urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika ay wax badan  ka faa’iidi doonto,oo ay kamid tahay Ururka oo dowlada badan ku midoobay hay’adahoodana mudda dheer ay shaqeynayeen ay Soomaaliya khibrad ka qaadan doonto sharciyadda, hannaanka ay u shaqeyaan iyo in Ganacsatada jooga wadamadaas inta badana muran lagaliyo joogista wadamadaa ay heli doonaan sifa sharciyadeed oo ay ugu shaqeeystaan dowladaha xunaha ka ah Ururka iskaashiga Bariga Afrika,ugu danbeyna ay u istagaan sidii ay dalkooda u maalgashan lahayeen iyagoo kaashanay khibradaha ay ka faa’iideen wadamada ay joogaan.

Sidoo kale wasiirka oo ka jawaabay su’aallo dhowra ah oo ay kamid yihiin haddii Soomaaliya ku biirto ururka Bariga Afrika majiraa sharciyad dowladda kaga dagasan wada shaqeynta iyo dhanka isu socodka?ayaa tilmaamay in ururka oo uu leeyahay sharciyad lagula dhaqmo waddamada xunaha ka ah Soomaaliya ay qeyb ka noqon doonto,balsa Soomaaliya ay wax badan ka faa’iidi doonto kamid noqoshada Ururka iskaashiga Bariga Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaa da’daal badan ku bixineeyso kamid noqoshada Ururka iskaashiga Bariga Afrika oo ay ku mideeysan yihiin ilaa todoba (7) dowladood,waxana haddii  loo ogolaado kamid noqoshada Ururka ay Soomaaliya Wax badan ka faa’iidi doonto.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo bogaadiyay howl-gallada ka socda Galmudug

Muqdisho-(SONNA)-Ra'iisul wasaarihii hore ee dalka MD Xasan Cali Khayre ayaa Bogaadiyay Howlgallada Ciidamada Qaranka iyo xooggaga deegaanku Khawaarijta uga xoreeyeen…

GudahaWararka
January 17, 2023

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga furay kulliyadda duulista rayidka

Muqdisho-(SONNA)-Jaamacadda Mogadisho ayaa daah furtay kulliyaddii ugu horreysay ee lagu baranayo cilmiga duulimaadyada rayidka ah ee Soomaaliya, taas oo noqonaysa…

GudahaWararka
August 21, 2024

Ciidanka xoogga Dalka oo khawaarijta kala wareegay degaanno hoostaga degmada Luuq ee Gobolka Gado

Muqdisho(SONNA);-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed,  iyo kuwa  Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay waddada xiriirisa degmooyinka Luuq iyo Doloow ee Gobolka…

GudahaWararka
August 19, 2024

Soomaaliya iyo Maraykanka oo qorshaynaya in ay yeeshaan xiriir xagga duullimaadyada tooska ah

Muqdisho-(SONNA)-Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ayaa maanta la kulmay mas’uuliyiin ka socota hay'adda TSA oo Mareykanka u qaabbilsan Amniga Garoomada.…

GudahaWararka
July 9, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023