Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha
    November 3, 2025
    Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga Qaranka oo ka hadlay tabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed
    November 3, 2025
    Masar oo xaqiijisay taageerada howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ee Soomaaliya
    November 3, 2025
    Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2026
    November 3, 2025
    Aqoon-isweydaarsiga isbeddelka Cimilada iyo Xaalka Teknolojiyadda
    November 2, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Xamaas oo heshay dammaanad-qaad iyo Israel oo ogolaatay xabbad joojinta Gaza
    October 10, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay
    September 23, 2025
    Illaa kun ruux oo ku dhintay dhul go’ ay sababeen roobab ka da’ay Sudan
    September 2, 2025
    Dhulgariir geystay khasaarooyin kala duwan oo ka dhacay Afganistan
    September 1, 2025
    Madaxda Ruushka & W/Kuuriya oo todobad kadib ku wajahan Shiinaha
    August 28, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caasimadaha (31-ka Oct)
    October 31, 2025
    Dib-u-kabasho iyo tubta horumarka
    October 21, 2025
    Tiigsigii wuu taabbo-galayaa
    October 20, 2025
    Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe
    October 14, 2025
    Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliya
    October 12, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
    Safaaradda Soomaaliya ee kenya oo Hamblayo u dirtay Kooxda Dekadaha oo guul usoo hooyay Dalkeena
    September 28, 2025
    Dekedaha oo muujisay awood, kadib markii ay guul ka gaartay Al-Zamala
    September 21, 2025
    Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
    September 20, 2025
    Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
    September 15, 2025
Reading: Soomaaliya oo ka qayb galaysa kulanka SMIIC oo ay ku midaysan yihiin 46 dal
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo ka qayb galaysa kulanka SMIIC oo ay ku midaysan yihiin 46 dal
GudahaWararka

Soomaaliya oo ka qayb galaysa kulanka SMIIC oo ay ku midaysan yihiin 46 dal

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 3, 2021
1 Min Read
Share
Riyadh-(SONNA)-Maareeyaha Hay’adda Tayo-dhawrka Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudi Carabiya ayaa ka qeyb galaya Shirka lix iyo tobnaad ee Hay’adda Halbeegyada iyo Cabbirada Islaamka ee loo soo gaabiyo SMIIC.
Maareeyaha guud ee Hay’adda Tayo dhawrka Soomaaliyeed Mudane Adan Xasan ayaa kulan duceedyo la yeeshay madaxda kala duwan ee ka kala socotay dalalka xubnaha ka ah SMIIC oo ay ugu horeeyaan Sucuudiga,Turkiga, Qadar, Nigeria, masar iyo Uganda.
Dawladaha xubnaha ka ah SMIIC ayaa soo dhaweeyey wadashaqeyn ay la yeeshaan Hay’adda Tayo dhawrka Soomaaliyeed, meelaha xoogga la saarey ayaa waxaa ka mid ahaa sidii la isaga kaashan lahaa Halbeegyada, Cabirrada iyo qiimeynta waafaqsanaanta taasi waxay Soomaaliya u fududeynaysa sidii ay u heli lahayd kobac dhaqaale iyo sidii dhoofka waxsoosaarka Soomaaliya uu u heli lahaa aqoonsi caalami ah.
Intii lagu gudajiray kulanka waxaa lagu ansixiyey soo jeedinta miisaaniyad sannadeedka 2022 ee SMIIC, ansixinta dhaqaalaha khasabka ah ee ay bixiyaan dalalka SMIIC xubnaha ka ah ee 2022, doorashada xubnaha golaha sare iyo xoghaya guud ee SMIIC 2022-2024.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha

Muqdisho(SONNA):-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Barakacayaasha…

November 3, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddo oo interlock

Muqdisho(SONNA):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray 10 Waddo oo…

GudahaWararka
December 10, 2024

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji,  ayaa ka qeyb galay  kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo…

GudahaWararka
December 8, 2021

Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo shir ku saabsan arrimaha Deyn Cafinta uga furmay Nairobi

Muqdish:-SONNA-Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey'adda Lacagta Adduunka ee…

GudahaWararka
March 10, 2023

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashooyinka Jubaland

SONNA (MUQDISHO)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay Guddiga Doorashooyinka Jubaland isagoo…

GudahaWararka
July 10, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023