Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya oo Hay’adda UNESCO u gudbisay meelo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee dalkeenna
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo Hay’adda UNESCO u gudbisay meelo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee dalkeenna
GudahaWararka

Soomaaliya oo Hay’adda UNESCO u gudbisay meelo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee dalkeenna

By Dahir Aadan Cali
Last updated: August 13, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Madxafka Qaranka waa goob ilaalisa taariikhda iyo sooyaalka ummadi ay leedahay. Madxafka Qaranka oo la aas-aasay 1987-dii ayaa ka mid ahaa hay’adihii uu saameeyay dagaalkii sokeeye ee dalka ka dhacay.

2020-kii, ayaa dib loo soo nooleeyay, waxaanna shaqadii ugu horeysay ee maamulka Madxafka qabteen ay ahayd in ay hay’adda cilmiga iyo dhaqanka ee Qaramada Midoobay ee UNESCO gudbiyaan goobo muhiim u ah taariikhda iyo dhaqanka.

Agaasimaha Madxafka Qaranka Aweys Geeddow Caamir ayaa sharxaya goobaha caanka ay ee dhawaan u gudbiyeen hay’adda UNESCO.

” Madxafka wuxuu isku dayay maaddaama isaga uu mas’uul ka yahay kala geddisnaanta xoolaha inuu diiwaangeliyo, waxaan sheegnay in labo meel oo ka mid ah Soomaaliya maanta ay u baahan tahay in si deg deg ah wax looga qabto,kan koowaad waxaa ka mid ah dhulka la yiraahdo Hobyo grass-land, ama dhulka cowska badan ama geedo gaabka ah ee ee Hobyo ku yaalo. sababta waxaa waaye qatar badan ayaa ku soo socoto, kuwana waxaa waaye xaalufinaa ku socoto, labo waxaa waaye bacaadkii Badda ayaa ku soo sikanaay, saddex waxaa ku soo sikanaayo geedka la yiraahdo Cali Garoobka isagana dhulkii geedaha beddelayo, sababta loo leeyahay Hobyana waxay tahay dhulkaas waxaa ku jira geedo Soomaaliya kaliya laga helo oo meelo kale laga helin, waxaa la qiyaasayaa kun geed in ay meesha ku jirto,laakiin labo boqol oo ka mid ah in ay u tahay gooni gobolka gobolkaas,”.

Soomaaliya waxay saxiixday heshiiska la yiraahdo CBD, ( Conservation for Bio-diversity), heshiiskan ayaa ku qotoma in ay Soomaaliya ilaashato wixii kheyraad ah ee ay kaga duwan tahay dalalka kale ama gaar u tahay iyo meelaha dadka ay jecel yihiin in ay u dalxiis tagaan.

Agaasime Aweys Geeddow Caamir, ayaa ku sheegay sababta ay goobahan gaarka ah ee taariikhda u leh Soomaaliya ugu gudbiyeen hay’adda UNESCO in ay tahay goobo ay ku jiraan geedo kala duwan, cayayaano fara badan iyo nooleyaal kale oo ka mid ahย  xambaaratada, sidoo kale, wuxuu carabka ku dhuftay in ay jiraan deegaanno kale oo sidan oo kale, muhiim ugu ah taariikhda iyo dhaqanka dalka loona dalxiisi jiray, waxaana ka mid ah aaggaga Badhaadhe iyo Kulbiyow, halkaas oo ay caan ku ahayd Maroodiga iyo Geri iyo meesha kaliya ee noocyada kala duwan ee xayawaanada laga heli jiray, waxaanna la aas-aasay 1952.

Hay’adda Cilmiga iyo Dhaqanka ee Qaramada Midoobay (UNESCO), ayaa ogolaatay goobahaas taariikhiga ee Madxafka Qaranka uu u gudbiyay, waxayna noqdeen meelaha adduunyada ugu wanaagsan ee la rabo in la badbaadiyo.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Booliiska oo shir guddoomiyey kulanka hoggaanada Booliiska

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa maanta shir gudoomiyey Kulanka Todobaadlaha ee Hoggaanada, Fadhiyada Madaxa Banaan…

GudahaWararka
July 31, 2025

Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga ee ku sugan Gobolka Baay

Muqdisho(SONNA):-Roobow Cabdiyow Xasan iyo Nuurow Tukow Manuur ayaa saaka isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyed Gaar ahaan Ururka 47-aad…

GudahaWararka
October 27, 2024

Shirka golaha wada tashiga Qaran oo maanta ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha…

GudahaWararka
May 24, 2023

Nugaal:Shil gaari oo sababay dhimasho iyo burbur hanti

Muqdisho.(SONNA)...Shilka Gaari oo ay dad ku dhinteen ayaa ย xalayย  ka dhacay inta uu dhaxaysa Garoowe iyo Dangoroyo,kadib markii ay isku…

Gudaha
April 17, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023