Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Soomaaliya oo fariin ku saabsan shaqo abuurka iyo horumarinta Shaqaalaha Soomaaliyeed u gudbisay Shirka Shaqaalaha Aduunka  
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo fariin ku saabsan shaqo abuurka iyo horumarinta Shaqaalaha Soomaaliyeed u gudbisay Shirka Shaqaalaha Aduunka  
GudahaWararka

Soomaaliya oo fariin ku saabsan shaqo abuurka iyo horumarinta Shaqaalaha Soomaaliyeed u gudbisay Shirka Shaqaalaha Aduunka  

By SB
Last updated: June 5, 2025
2 Min Read
Share

Geneva(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa khudbad ka jeediyey maanta shirweynaha 113-aad ee Shaqaalaha Aduunka ee ka soconaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Wasiirka ayaa khudbadiisa uga hadlay tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaaday Hormarinta Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo xaquuqdooda ayada oo dowladdu ay meel marisay siyaasado iyo shuruuc muhiim u ah Shaqaalaha Soomaaliyeed , isaga oo dhinaca kalena tilmaamay in Dowladdu ku howlantahay sidii loosii hormarin lahaa Shaqaalaha Soomaaliyeed.

Dhinaca kale Xoghayaha Guud ee Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU oo metelaya Shaqaala weynaha Soomaaliyeed ayaa saakay shirka 113-aad ee Ururka Shaqaalaha Aduunka ka jeediyey khudbad uu uga hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin Shaqaallaha Soomaaliyeed iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay hormarintooda .

Cumar Faaruuq Cismaan ayaa khudbadiisa ku muujiyey dhibaatooyinka iyo daruufaha heysta Shaqaalaha Soomaaliyeed isaga oo dhanka kale ku bogaadiyey Dowladda Soomaaliya sharciga Shaqada Soomaaliya oo 52 sano dib u eegis lagu sameeyey, waxaana uu caalamka ka codsaday iney gacan buuxda ka geystaan dhaqan gelinta sharcigaasi.

Shirweynaha 113-aad ee Shaqaalaha Aduunka oo 2dii bishan June ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa ka qeybgalaya sanadkan wufuud ka socota 187 dowladood,hay’ado iyo urrurada Shaqaalaha Caalamka balse sanadkan Soomaaliya waxa ay shirkan uga soo qeybgashay si ka duwan sidii hore.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Mareykanka oo dib u billowday taageerada Ciidanka Xoogga

Muqdisho (SONNA) - Dowladda Mareykanka ayaa maanta dib u billowday kaalmadii ay siin jirtay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, waxa ayna…

Wararka
February 12, 2020

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay wafdi ka socday hay’adda UNDP

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Somaaliyeed Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA kula kulmay wafdi ka socday…

GudahaWararka
May 22, 2025

Madaxweynaha JFS oo gogol u fidiyay Siyaasiyiinta iyo hogaamiyaasha bulshada 

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan leh u jeediyay shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay…

GudahaSiyaasaddaWararka
March 29, 2025

‘Itoobiya meeshay wax ku waddo ma aha waddo tagto meel nabad ah’ (WARBIXIN)

Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waayahaan waxaa dhex yaallay xurguf ka dhex dhalatay kadib markii Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland ay bishii…

GudahaMaqaallada
July 8, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023