Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.
    March 12, 2026
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya oo door weyn ka qaadatay Bandhigga Ciyaaraha Diblomaasiyiinta 2023 oo lagu qabtay Beijing
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Soomaaliya oo door weyn ka qaadatay Bandhigga Ciyaaraha Diblomaasiyiinta 2023 oo lagu qabtay Beijing
Ciyaaraha

Soomaaliya oo door weyn ka qaadatay Bandhigga Ciyaaraha Diblomaasiyiinta 2023 oo lagu qabtay Beijing

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 13, 2023
2 Min Read
Share

Beijing (SONNA): Bandhigga Isboortiga Diblomaasiyiinta 2023 ayaa lagu qabtay Jaamacadda Ciyaaraha ee Beijing, (Beijing Sport University), kaas oo ay kaasoo soo qeyb galeen diblomaasiyiin ka kala socday dalal kala duwan. Ujeedka qorshahan laga leeyahay wuu yahay madal saaxiibtinimo, taasoo kor u qaadaysa isfahanka iyo saaxiibtinimada ka dhexeeya ergada diblomaasiyadeed ee ku sugan magaalada Beijing.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane,oo ka qeyb galay furitaanka munaasabadda ayaa ka hadlay doorka cayaaruhu ku leeyihiin is-dhaafsiga dhaqanka iyo xiriirka caalamiga ah, wuxuuna hadalkiisa soo jiitay dadweynihii ka soo qeyb galay, isagoo dhanka kale, tilmaamay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay joogteynta ka qeyb galka dhacdooyinka noocaan oo kale ah, si loo xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed.

Bandhiggan waxa ugu muhiimsan ee lagu soo bandhigay waxaa ka mid ah tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee loo yaqaano “futsalka”, oo ay ka soo qayb galeen 16-kooxood oo kala matalayay ergooyin kala duwan. Kooxdii ka socotay Diblomaasiyiinta Soomaaliya ayaa soo bandhigay ciyaar wanaagsan oo soo jiiday mas’uuliyiinta iyo dadkii kale ee madasha ka soo qeyb galay.

Bandhiga ciyaaraha Diblomaasiyiinta 2023 ayaa si guul leh u soo dhammaaday, waxayna ciyaarahan dhiiragelin u yihiin kor u qaadista diblamaasiyadda ciyaaraha iyo isdhaafsiga dhaqanka. Diblomaasiyiinta Soomaaliya ayaa si firfircoon uga qayb qaatay jawiga wanaagsan ee munaasabadda ku bilaabatay kuna dhammaatay, taas oo tusaale u ah xoojinaya xiriirka Soomaaliya iyo bulshada diblomaasiyadeed ee Beijing.

Ugu dambeyntii, Safaaradda Soomaaliya ayaa ugu uga mahadcelisay Xarunta Is-dhaafsiga Ciyaaraha Caalamiga ah ee Maamulka Guud ee ciyaaraha (Isboortiga) Shiinaha oo soo qaban qaabisay Bandhigan cajiibka ah iyo martiqaadkad iblomaasiyiinta Soomaaliyeed. Xiriiirka diblumaasiyadeed iyo isfahamka dhaqanku ayuu xoojinayaa bandhigan oo kale.

Safaaraddu Soomaaliya ayaa Balan qaaday in ay diblamaasiyiinta Beijing kala shaqeyneyso munaasabadaha soo socda mustaqbalka ee xoojinaya midnimada, saaxiibtinimada, iyo isdhaafsiga dhaqanka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jaamacadda Carabta oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka Soomaaliya iyo dhaqan-galintiisa.

Muqdisho-SONNA-Mudane Axmed Aboul Gheit, Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, ayaa soo dhaweeyay ansixinta ugu dambeysa…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xasaasi, Siciid Yamani iyo Macallin Cabdi Joon oo abaal-marinno ka helay tartankii dhowaan la soo xiray ee General Daa’uud… + SAWIRRO

Muqdisho(SONNA)- Koobka General Daa’uud ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyadoo ay koobka ku…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Ra’iisul wasaare Xamse oo soo xiray koobka degmooyinka iyo deegaannada gobolka Banaadir 

Muqdisho(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey Xulka deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka…

CiyaarahaGudahaWararka
March 22, 2023

Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Granada…

Barcelona(SONNA)- Barcelona ayaa guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Granada garoonka Camp Nou, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar ka…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Wasiir Maxamed Barre oo magacaabay guddiga qaban qaabada Ciyaaraha DG, SSC Khaatumo & gobolka Banaadir

Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha…

CiyaarahaWararka
October 30, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023