Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya oo dib ugu biirtay Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa oo ay ka maqneyd muddo 28 sanadood ah “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Soomaaliya oo dib ugu biirtay Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa oo ay ka maqneyd muddo 28 sanadood ah “SAWIRRO”
Wararka

Soomaaliya oo dib ugu biirtay Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa oo ay ka maqneyd muddo 28 sanadood ah “SAWIRRO”

By Sonna Whiteka
Last updated: November 25, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid iyo Agaasimaha Guud ee Ururka Bariga Afrika ee la dagaalanka Ayaxa Dr Stephen W. Njoka ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu kala saxiixday heshiis ay Soomaaliya 28 sano kadib markale dib uga mid noqotay Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa , iyadoo ay Soomaaliya iska dhiibtay qaraankii lagu laha mudadii ay ururkan ka maqneyd.

Munaasabadda oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socday Guddiga Beeraha ee Xildhibaanada Golaha Shacabka, Wakiilo ka socday Hay’adda cunada Aduunka ee FAO iyo iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya mudane Saciid Xuseen Ciid oo ugu horeyn madasha ka hadlay ayaa sheegay in hada wixii ka dambeeya ay Soomaaliya xaq u yeelaneyso inay hesho adeegyada uu Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa ka qabto dalalka xubnaha ka ah sida ka hortagga musiibadda Ayaxa oo xilligan dhibaato ku haya gobolo badan oo dalkeena ka mida,

Wasiir Saciid Xuseen Ciid ayaa dhinaca kale tilmaamay in Soomaaliya ay waqtigii ugu habooneyd dib ugu biirtay Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa oo uu tilmaamay inay shaqo wanaagsan dalka ka qaban doonaan.

Agaasimaha Guud ee ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa Dr Stephen W. Njoka ayaa soo dhaweeyay kusoo laabashada ay Soomaaliya dib uga mid noqtay Ururkan, wuxuuna dhinaca kale tilmaamay inay sida ugu dhaqsiyaha badan uga howlgali doonaan Soomaaliya si ay gacan uga geystaan goobaha uu hada Ayaxu dhibaatada ku hayo

Sagaal dal oo ay Soomaaliya ka mid tahay ayaa qeyb ka ah Ururka Bariga Afrika ee la dagaallanka Ayaxa oo la aasaasay sanadkii 1962, waana urur la dagaallama cayayaanka gaar ahaan Ayaxa oo hada dhibaato ku haya qaar ka mid ah gobolada dalkeena.

   

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo Ankara kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada Turkiga 

Ankara(SONNA):-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar ( Cadaala) iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka…

GudahaWararka
May 23, 2025

Danjire Fatxudiin Ospito oo waraaqihii aqoonsiga ku wareejiyay madaxweynaha Tajakistan

Madaxweynaha Dalka Tajikistaan Mudane Emomali Rahmon ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Danjire Fatxudin Cali Maxamed Ospito. Munaasabaddii wareejinta waraaqaha…

Gudaha
January 31, 2025

Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ansixiyey heshiis Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda lagashay shirkada gaar loo leeyahay.

Kismaayo- SONNA)-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay…

GudahaWararka
January 13, 2022

Wasaaradda Ganacsiga iyo Bangiga Aduunka oo ka wada hadlaya mashaariicda horumarinta iyo dib-u-habaynta ganacsiga

SONNA (MUQDISHO)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta furay kulan socon doona muddo afar…

GudahaWararka
January 22, 2022

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023