Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya oo Bilaabaysa Weerarkii 2-aad ee ka dhanka ah Al-Shabaab (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya oo Bilaabaysa Weerarkii 2-aad ee ka dhanka ah Al-Shabaab (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

Soomaaliya oo Bilaabaysa Weerarkii 2-aad ee ka dhanka ah Al-Shabaab (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: May 31, 2023
5 Min Read
Share

Kadib guulo muhiim ah oo laga gaaray Al-Shabaab dabayaaqadii sanadkii 2022-kii, Dowladda Soomaaliya waxay bilowday duulaankii ka dhanka ahaa kooxda xagjirka ah iyadoo hadafkeedu yahay in laga saaro gobolada dhexe iyo koofurta dalka. ย  โ€œCiidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa waxaa laga faaโ€™iidaysan doonaa waaya-aragnimadii ay ka heleen duullaankii koowaad si ay wejiga labaad ee hawlgallada uga sii miro dhaliyaanโ€, ayuu yiri Madaxweynuhu. “Waxaan leenahay khibrad ka badan markii aan galnay dagaalka Galmudug iyo Hirshabeelle,” Mudane Maxamuud ayaa yiri sannadkan markii uu dhammaaday weerarkii ugu horreeyay. โ€œWaxaan baranay xeeladaha al-Shabaab. Niyadayadu waxay noo sheegaysaa inaan ka adkaan karno iyaga.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dabayaaqadii bishii March ku dhawaaqay duulaanka cusub. Askarta Soomaaliyeed iyo xulafadooda qabaaโ€™ilku waxay ka faaโ€™iidaysan doonaan khibraddii ay ka heleen weerarkii koowaad si ay uga dhigaan wejiga labaad ee hawlgallada mid aad u wanaagsan, ayuu yidhi madaxweynuhu.

”ย Ugu dambayntii, istaraatiijiyaddan cusub ayaa looga gol leeyahay in lagu soo af-jaro tobannaan sano oo rabshado ah oo khalkhal geliyay nolosha jiilasha Soomaalida, waxaana Weerarkii ugu horreeyay ee lagu qaado Al-Shabaab ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday gobolka Shabeellaha Dhexe ee ku hareeraysan caasimadda dalka ee Muqdisho. ย  Intii uu socday weerarka, Agoosto 2022-kii ilaa Janaayo 2023-kas, Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xoreeyay 70 Deegaan iyo Magaalooyin sida Raage-Ceel, oo ah tuulo ay dadka deegaanka ku biireen dagaalka Ciidanka Xoogga Dalka bishii Agoosto ee la soo dhaafay ka dib 13 sano oo ay maamulayeen Al-Shabaab.ย “Dadku waxay ku noolaayeen silic,” Maxamuud Cadow oo ah Odey 80 jir ah, oo tuulada ku nool oo hubka qaatay, ayaa u sheegay Wakaaladda Wararka ee Associated Press.

Weerarkii ugu horreeyay ayaa waxaa lagu soo celiyay seddex meelood meel ย dhulka ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab. Waxay kaloo lagu dilay in ka badan 3,000 oo ka mid ah Maleeshiyaadka kooxda, iyadoo lagu dhaawacmeen in ka badan 3,700 oo kale, sida ay sheegtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Ciidamada Soomaaliya ayaa tababar iyo hub ka helay saaxiibo caalami ah oo ay ku jiraan Mareykanka, Turkiga, iyo ATMIS oo ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee, hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa ku nuux-nuuxsaday in Askartooda ay hogaaminayaan weerarka iyaga oo kaashanaya dagaalyahano ka soo jeeda Deegaanada kana soo horjeeda Al-Shabaab.ย โ€œ[Al-Shabaab] waa idin hortaagan yihiin, askar Soomaali ah oo aad u tababaran, oo dagaal adag, oo dagaalka u qaaday dhanka jiidaha hore,โ€ Kamaal Daahir Xasan Guutaale, oo ah la taliyaha amniga qaranka ee Raโ€™iisul Wasaare Hamza Cabdi Barre ayaa u sheegay Codka Mareykanka. .

“Shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda waxay suurta galiyeen dhammaan guulahaas ay gaareen ciidamadeenna ammaanku muddo aad u yar.” Guutaale ayaa meesha ka saaray hadal ka soo yeeray horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo ahaa in weerarkii ugu horreeyay uu ku fashilmeen howshii loo igmaday. “Ha soo wajaho iyaga,” Guutaale ayaa yiri, isaga oo ku dhiiranaya hoggaamiyaha argagixisada in uu wajaho Askarta Soomaaliyeed. “Waxay Al-Shabaab ka xoreeyeen in ka badan Shan Boqol oo Kiilo Mitir (500 oo kiilomitir), welina way ku daba jiraan.”

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in guulihii ugu dambeeyay ay sabab u tahay, qeyb ahaan, falalka kooxda xagjirka ah, taas oo ka careysiisay dadka ku nool gobollada ay ka taliyaan.โ€œIyadoo abaarta aan dhammaadka laheyn ay sii korortay horraantii xagaagii 2022-kii, al-Shabaab ee xiriirka la leh al-Qaacida waxay ka falcelisay si naxariis darro ah,โ€ ayay qortay Vanda Felbab-Brown oo ka tirsan Machadka Brookings. Iyadoo abaarta iyo culeyska dhaqaale ay kordheen, Al-Shabaab waxa ay wadeen cadaadiska dadka โ€œcanshuurta ama Baadaโ€ si ay u taageeraan howlgalladooda.

waxaa wali sii socdo duulaanka ay hogaaminayaan ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya, dowladdu waxay siisaa maleeshiyo beeleed taageero saadka, saanad, cunto iyo daad gurayn caafimaad. Qabiiladu, waxay isku xiraan Ciidanka iyo dadka deegaanka, waxayna muujinayaan in yihiin qaybo ka mid ah shacabka Soomaaliyeed oo u soo jeesteen la dagaalanka Al-Shabaab, sida ay sheegtay Kooxda Xasaradaha Caalamiga ah.โ€œCiidamada Soomaaliya iyo xulafadooda ayaa al-Shabaab ka xoreeyeen bulshadaโ€, Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dowladda uga goโ€™an tahay xasilinta iyo keenista adeegyada bulshada deegaanadaas si looga hortago isku day kasta oo kooxaha xagjirka ah ay ku soo laabanayaan.

ย 

Warbixintani waxaa daabacday African Defence Forum (Madasha Difaaca Afrika ee Maraykanka)

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan 3000 oo khawaariij ah

Muqdisho(SONNA):-Dowladda Soomaliya oo xaqiijisay in hawlgalada dalka ka socda lagu dilay in ka badan 3000 oo khawaariij ah Dowladda Federaalka…

GudahaWararka
March 25, 2023

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay geerida Farxiya Samaan

TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala,…

GudahaWararka
June 10, 2024

Boliiska Soomaaliya oo ka hadlay qarax uu ku dhintay dhagarqabihii farsameynaya iyo Caruur uu dhalay

Muqdisho(SONNA):-Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Miino uu farsameynayay dhagarqabe katirsan khwaarijta ay kula qqaraxay,isaga iyo reerkiisa Gurigiisa…

GudahaWararka
April 28, 2024

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo sagootiyay Taliyahii hore howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Taliska Ciidanka xoogga Dalka ayaa xalay Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu sagootinayay Taliyahii hore ee howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya…

GudahaWararka
July 7, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023