Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Shiinaha oo u dabaaldegay 64-sano oo xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi istiraatiijiyadeed ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Shiinaha oo u dabaaldegay 64-sano oo xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi istiraatiijiyadeed ah
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Shiinaha oo u dabaaldegay 64-sano oo xiriir diblomaasiyadeed iyo iskaashi istiraatiijiyadeed ah

By Dahir Aadan Cali
Last updated: December 14, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Maanta waxa ay ku astueysan tahay sanad-guuradii 64-aad ee xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha, iskaashigaas oo sii xoogeysanayay dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay. Wuxuu xiriirkaas soo bilowday 14-kii Diseembar 1960-kii, wax yar kadib markii ay Soomaaliya xornimada qaadatay,wuxuuna xiriirka labada dal ku dhisan yahay is-aaminaad, is-ixtiraam iyo wadaagidda horumarka iyo himilooyinka.

Bishii Sebtembar 2024, xiriirka labada dowladood ayaa sare loo qaaday oo la gaarsiiyay heerka iskaashiga istiraatijiyadeed ka dib kulan muhiim ah oo dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Shiinaha. Marxaladdan muhiimka ah waxay ka tarjumeysaa xiriirka qotada dheer ee ku saleysan  wada-shaqeynta si loo gaaro yoolalka horumarineed ee labada dhinac.

Ra’iisal wasaare Zhou Enlai wuxuu ku sifeeyey Afrika inay tahay qaarad “kobceysa oo u jiheysan horumar iyo isbedel” ka dib, booqashadii uu ku yimid Soomaaliya horaantii, 1960-meeyadii, wuxuuna si qoto dheer uga sheekeeyay isbeddelka ballaaran ee ka muuqda Soomaaliya, sidoo kale, wuxuuna hadalkiisa intaas raaciyay’’ Soomaaliya waxay aqbashay oo ay cagta saartay waddadii horumarka iyo isbeddelka, iyadoo iskaashi buuxa la yeelatay Dowladda Shiinaha si ay u gaarto himiladeeda ku aaddan horumarka iyo barwaaqada.

Iyadoo loo dabaaldegayo sanad-guurada 64-aad, Soomaaliya waxay xaqiijineysaa inay ka go’an tahay xoojinta iskaashiga muhiimka ah ee faa’iidada u leh labada dal.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo bishii Sebtembar ee sanadkan magaalada Beijing uga qeyb galay shir madaxeedka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC), ayaa sheegay in ay sare u qaadeen xiriirka kala dhaxeeyo Shiinaha ka dib, kullan gaar ah uu la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping .

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ka shaqeyn doonaa sidii xal loogu heli lahaa caafimaadka xoolaha”

Muqdisho.SONNA...Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed Eelay oo…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Booliiska Matabaan iyo dhallinyarada oo ka wada shaqeynaya sugidda amniga

Dhalinyarada Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa wada abaabul iyo diyaargarow ku aadan sidii ay uga qeybqaadan lahaayeen sugidda amniga…

Wararka
June 4, 2020

Shirweynaha xalka waara ee heer Qaran oo galay maalintii labaad

Muqdisho-(SONNA)-Waxa Maalinti Labaad Magaalada Muqdisho ka socdo Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, kaas oo uu halku-dhiggiisu yahay Tayeynta…

GudahaWararka
February 28, 2023

Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti

Dadka reer Jabuuti ayaa maanta u dabbaaldegaya Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda dalkaasi,kadib markii ay halgan adag u soo…

GudahaMaqaallada
June 27, 2025

Guddoomiye Abshirow oo soo saaray go’aan la xiriira ka joojinta fadhiyada Guud

Muqdisho,(SONNA):- Kusimaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa soo saaray go’aan…

GudahaWararka
February 8, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023