Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
    January 30, 2026
    Soomaaliya iyo Hindiya oo Xoojinaya Xiriirka Laba-Geesoodka ah
    January 30, 2026
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlay xoojiyo xiriirka labada dowladood
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlay xoojiyo xiriirka labada dowladood
GudahaWararka

Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlay xoojiyo xiriirka labada dowladood

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 2, 2025
1 Min Read
Share

Belgrade-(SONNA)โ€“Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Belgrade Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Marko Djuric.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee dhaxeeeya Soomaaliya iyo Serbia gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha, beeraha, dhismaha iyo waxbarashada, iyadoo sidoo kale laga wadahadlay in la hormariyo mashaariicda wadajirka ah ee caalamiga ah.

Labada wasiir ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay uga goโ€™an tahay in la dhiso xiriir adag oo ku saleysan dano wadaagย  iyo saaxiibtinimo soo jireen ah.

Wasiirka Cabdisalam ayaa sheegay, โ€œWaxaan ka wadahadalnay xiriirka laba geesoodka ah iyo arrimaha caalamiga ah, annaga oo dib u xasuusaneyna saaxiibtinimada dheer ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Serbia.โ€

Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Serbia ayaa adkeeyay in dalkiisu uu ku faanayo xiriirka soo jireenka ah ee uu la leeyahay Soomaaliya.

Wuxuu yiri, โ€œSerbia waxay ku faaneysaa xiriirka wanaagsan ee taariikhiga ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya, waxaana naga goโ€™an inaan sii xoojino iskaashiga dhinacyo badan leh.โ€

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Sarreeye Guuto Elio Manes oo si Rasmi ah u La Wareegay Taliska Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya

MUQDISHO(SONNA):-Sarreeye Guuto Elio Manes ayaa maanta si rasmi ah u la wareegay xilka Taliyaha Howlgalka…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka iyo saraaakiil kale oo gaaray degmada Wanlaweyn.

Muqdisho-(SONNA)- Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo oo hawlo…

GudahaWararka
December 15, 2020

Habraaca Saxda ah ee Doorshada Aqalka Sare ee BFS (Somaliland).

Muqdisho (SONNA)- Habraaca Saxda ah ee Doorshada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaย  (Somaliland).

Gudaha
September 19, 2021

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Madaxa Hay’adda TIKA ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) - Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa Hay'adda TIKA ee Soomaaliya…

Wararka
September 26, 2024

Aqalka sare oo ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyeyay kalfadhiga labaad kulankiis…

GudahaWararka
February 18, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023